HANBILE

HANBILE kadhigo wehelkaaga koowaad ee warbaahinta.

Barlamanka Waqooyi Bari ayaa xasaanadii ka qaaday Fihiima Quuje oo sheegtay in ay ka tanaasushay arrgatidii Waqooyi Bari...
18/07/2026

Barlamanka Waqooyi Bari ayaa xasaanadii ka qaaday Fihiima Quuje oo sheegtay in ay ka tanaasushay arrgatidii Waqooyi Bari Soomaliya, kuna noqotay Somaliland.

Liiska golaha wasiirada, kuxigeenada iyo wasiira dowlayaasha KGS oo lashaaciyay.Ka akhrisa qaybta hoose.
11/07/2026

Liiska golaha wasiirada, kuxigeenada iyo wasiira dowlayaasha KGS oo lashaaciyay.
Ka akhrisa qaybta hoose.

Dowladda Spain  ayaa si rasmi ah u mamnuucday isla markaana dembi ciqaab leh ka dhigtay aflagaadada loo geysto Nabi Muxa...
03/07/2026

Dowladda Spain ayaa si rasmi ah u mamnuucday isla markaana dembi ciqaab leh ka dhigtay aflagaadada loo geysto Nabi Muxammad (NNKH) iyo Kitaabka Qur'aanka Kariimka ah

Sida lagu sheegay warkan, tallaabadan ayaa mamnuucaysa fal ama hadal kasta oo lagu gefayo Nabi Muxammad (NNKH) ama Qur'aanka Kariimka ah

Qof kasta oo ku xadgudba sharcigan wuxuu wajihi karaa tallaabooyin sharciyeed iyo ciqaabo waafaqsan sharciga dalka

Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya oo u jawaabaya Madaxweynaha Puntland ayaa yidhi: "Wiilka Boosaso jooga hadaad adigu mushah...
03/07/2026

Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya oo u jawaabaya Madaxweynaha Puntland ayaa yidhi: "Wiilka Boosaso jooga hadaad adigu mushahaar siin wayday maxaa dambi ka dhigay in Dowladiisa Soomaaliyeed ay darajo iyo mushaar siiso? maxaa kii siiyay dambiile ka dhigay?"

"Waxaan leeyahay wiilkaas aniga matala, waajib waxaa nagu ah in aan xuquuqdiisa siino, diid ama yeel, kun askari baad ka hadliye soddon kun baan qoreynaa, xuquuqdoodana waan siineynaa. Is dilaaci addigu."

"Anigu waxaan leeyahay,, waxaan keenay oo aan siiyay wax ay kuwii h**e siin waayeen."

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa jabsaday barta rasmiga ah ee Wasaaradda Arrimaha-dibedda maamulka Somaliland, iyaga oo ku ...
02/07/2026

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa jabsaday barta rasmiga ah ee Wasaaradda Arrimaha-dibedda maamulka Somaliland, iyaga oo ku soo bamdhigay sawirka afhayeenka kooxda.

Madaxwayne Xasa Sheekh oo wacdara kadhigay 1-Luulyo-2026.
01/07/2026

Madaxwayne Xasa Sheekh oo wacdara kadhigay 1-Luulyo-2026.

28/06/2026

Ciidanka Booliska ayaa soo bandhigay dhalinyaradaan oo ku eedeysan faafinta dhaqamo Anshax-Xumo ah.

Saadaali sagaalkabwadan ee Affica kasocota kuwa wareega xiga ee 16-ka usoo bixi kara.
28/06/2026

Saadaali sagaalkabwadan ee Affica kasocota kuwa wareega xiga ee 16-ka usoo bixi kara.

Xasan Abgaal: "Maalinta lacagta Dowladda Federaalku ay ciidanka PL u soo dhacdo ayaa laga shaaheeyaa Garoowe."
25/06/2026

Xasan Abgaal: "Maalinta lacagta Dowladda Federaalku ay ciidanka PL u soo dhacdo ayaa laga shaaheeyaa Garoowe."

Maxkamadda Gobalka Benaadir oo Sadex sano oo xarig ah ku xukuntay Sacdiyo Bajaaj.
25/06/2026

Maxkamadda Gobalka Benaadir oo Sadex sano oo xarig ah ku xukuntay Sacdiyo Bajaaj.

Address

Mogadishu

Telephone

+252610507690

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HANBILE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category