Himilo Media

Himilo Media kusoo dhowaada pagekayga rasmiga ah Himilo Media

Waxa mar kale si naxriis daro ah caawo duqayn ka socota   waliba caawo waxa hawada laga jaray internet ka lagu ogaan lah...
27/10/2023

Waxa mar kale si naxriis daro ah caawo duqayn ka socota waliba caawo waxa hawada laga jaray internet ka lagu ogaan lahaa xogta xasuuqa e yahuuda u gaysanyso muslimiinta

YouTuberka CK oo Kamid ahaa Dhalinyaradii Tahriibka Ku Galay Maraykanka ayaa Dalkaasi laga soo TarxiilayArintaan Tarxiil...
27/10/2023

YouTuberka CK oo Kamid ahaa Dhalinyaradii Tahriibka Ku Galay Maraykanka ayaa Dalkaasi laga soo Tarxiilay

Arintaan Tarxiilka ah ayaa lagu eedeeyey in ay Ka Danbeeyeen Xubno udhashay Beesha Daarood.

Nin 57 Jir ah oo udhashay Kenya ayaa Naftu Ka Haaday Kadib Markii Kulan adag oo Dhanka Sariirta ah uu dhex Maray Gabar 2...
27/10/2023

Nin 57 Jir ah oo udhashay Kenya ayaa Naftu Ka Haaday Kadib Markii Kulan adag oo Dhanka Sariirta ah uu dhex Maray Gabar 21 jir ah

Dhacdadaan ayaa Ka Dhacday ismaamulka Nakuru ee Dalka kenya , Ninka ayaa La sheegay in ay Neeftu Ku Dhagtay Xilli Kulanku Socday ugu Dambayna wuu Geeriyooday
Booliska Xabsiga Dhigay Haweeneydii..

Aabe waxaan rabaa in aan ku arko 😢 Nin dhalinyaro ah oo Falastiini ah ayaa israa’iil ay duqayn kaga dishay Xaaskiisa oo ...
27/10/2023

Aabe waxaan rabaa in aan ku arko 😢

Nin dhalinyaro ah oo Falastiini ah ayaa israa’iil ay duqayn kaga dishay Xaaskiisa oo Uur leh “Xaamilo” Kadib markii cisbitaalka la geeyay ayaa ilmihii laga soo saaray ayaa uu arkay isaga oo ilmaynaya ayaa uu yiri hadalkan “ Aabe waxaan rabay in aan ku arko”

Wariye Aljazeera ka tirsan oo Wael Al-Dahdouh la dhaho, magaalada Gazana ku sugan ayaa saacado yar kahor waxaa duqeyn di...
26/10/2023

Wariye Aljazeera ka tirsan oo Wael Al-Dahdouh la dhaho, magaalada Gazana ku sugan ayaa saacado yar kahor waxaa duqeyn diyaaradeed ku dhintay Xaaskiisa, Wiilkiisa, Gabadhiisa iyo Wiil uu Awoowe u yahay.

Waxay kamid noqdeen shacabka ay Israa'iil ku xasuuqday magaalada Gaza.

Subxaanallaah, Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

25/10/2023

Waxaan maxay yihiin🤣

Messi ayaa ku guuleysan doona abaalmarinta Ballon d’Or 2023 sida uu shegay Romano.Abaalmarintan waxaa lagu dhawaaqi doon...
25/10/2023

Messi ayaa ku guuleysan doona abaalmarinta Ballon d’Or 2023 sida uu shegay Romano.

Abaalmarintan waxaa lagu dhawaaqi doona habeenka Isniinta

Madax Ari miyaa hada Nalosoo dhofinaa 😥
25/10/2023

Madax Ari miyaa hada Nalosoo dhofinaa 😥

Barkhad Batuun “ Waxaynu joogna duni Firdhiye leeyahay Oog meeday oo la dhahaayo wakaas ma aragta.."
25/10/2023

Barkhad Batuun “ Waxaynu joogna duni Firdhiye leeyahay Oog meeday oo la dhahaayo wakaas ma aragta.."

Makhaayada Markuu Galo ayuu Cunto Dalbanayaa Kadibna Markuu wax Walba cuno oo uu Cabo ee loo Keeno Lacagtii Biilka ayuu ...
25/10/2023

Makhaayada Markuu Galo ayuu Cunto Dalbanayaa Kadibna Markuu wax Walba cuno oo uu Cabo ee loo Keeno Lacagtii Biilka ayuu indhaha Cadaynayaa isagoo Leh Wadne Xanuun ayaa igu soo Booday Wuuna Suuxaya , Kadibna Ambulance inta loogu yeero ayaa Lacagta Laga Cafinayaa

Ilaa 20 Hotel ayuu sidaas Wax Kaga Cunay , ugu Dambayn waa la Fahmay Xabsiga ayaana La Dhigay. Arintaan ayaa Ka Dhacday Maraykanka.

Allaha unaxariisto Maxamed Abdiqani oo isbuuc kadib meydkiisa laga helay qolkii uu ka daganaa magaalada Kampala ee dalka...
25/10/2023

Allaha unaxariisto Maxamed Abdiqani oo isbuuc kadib meydkiisa laga helay qolkii uu ka daganaa magaalada Kampala ee dalka Ugandha.

Kahor inta uusan geeriyoonin Maxamed asxaabtii uu la sheekeysan jiray ayuu xiriirkooda jaray, wuxuuna noqday gooni u socod, asxaabtiis taleefanka k**a qaban jirin, heer wuxuu gaaray inuu qolkii uu kaligii daganaa uu ka bixi waayay.

Qolkii uu daganaa ayaa isbuuc kadib la jabiyay kadibna waxaana laga helay Maxamed oo meyd ah oo jirkiis isbadalay maadaama isbuuc kahor uu geeriyooday.

Cumar Baashane

Wuxuu iga xiray meshii ay Biyaha ka bixi lahaayen  Ninka dabaqan dhistay Dhoormar ayaan Degmada Dacwo u tagay wax hadalk...
25/10/2023

Wuxuu iga xiray meshii ay Biyaha ka bixi lahaayen Ninka dabaqan dhistay Dhoormar ayaan Degmada Dacwo u tagay wax hadalkey meel ka soo qaday malahan sababtoo Ninka Gurigan leh waa nin xoolo leh xitaa anigu ma awodo Bajajta raaca .

Waa Aabo somaliyeed oo ku nool Muqdisho ninka dabaqan iska leh uu ka xiray halkii Biyaha ay ka bixi lahayeen marka uu Roobka da'o ..

Abahani dhibane ah ayaa codsaday in Farintiisa la garsiiyo dowlada si uu cadalad u helo . Share u dheh .

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share