Wariye Abdulkadir Saxanuuni

Wariye Abdulkadir Saxanuuni Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wariye Abdulkadir Saxanuuni, Video Creator, Mogadisho.

17/04/2025

POV: you understand one word...

17/03/2025

Inta ilaahay kuwa Ugu sharta Waa Khawaarij.....

  Ciidamada Burundi ayaa ka haraysa howlgalka cusub ee midowga Africa ka dib markii la isku qabtay tirada ciidanka ka im...
27/12/2024

Ciidamada Burundi ayaa ka haraysa howlgalka cusub ee midowga Africa ka dib markii la isku qabtay tirada ciidanka ka imaanaya Burund.

Ilo wareedyo ka tirsan dowladda ayaa xaqiijiyay in dowladda Soomaliya Burund ku wargalisay in ay soo dirsadaan 1000 askari balse ay diiday oo ay sheegtay in ay soo dirayso 2000. Ka dib waxaa la isku raacay in Burund meesha laga saaro.

La soco dhawaan sheekooyin xiisa leh.

15/11/2024

: Ciidamada Somaliland Oo la Wareegay....

15/11/2024

Daawo Wareysi Feysal Cali Warabe natiijada..

15/11/2024

: RRU Oo la Wareegtay Amniga MW Cirro...

14/11/2024

: Natiijada dib tirinta codadka degmooyinka dalka oo goordhoweyd bilaabmatay waxaan hadda helay xogta rasmiga ah ee Celefweyn.

Wadarta codka Celefweyn waa 13622 kun oo cod.

CIRRO: Wuxu helay 12019 Cod
MUUSE: Wuxu helay 1354 Cod
FAYSAL: 37 Cod

Natiijada codadka Ururada ee Guud ahaan Degmada Celefweyn waa sidan.

KAAH: 7707 Cod
WADDANI: 4662 Cod
KULMIYE: 115 Cod

14/11/2024

: Natiijada dib tirinta codadka degmooyinka dalka oo goordhoweyd bilaabmatay waxaan hadda helay xogta rasmiga ah ee Celefweyn.

Wadarta codka Celefweyn waa 13622 kun oo cod.

CIRRO: Wuxu helay 12019 Cod
MUUSE: Wuxu helay 1354 Cod
FAYSAL: 37 Cod

Natiijada codadka Ururada ee Guud ahaan Degmada Celefweyn waa sidan.

KAAH: 7707 Cod
WADDANI: 4662 Cod
KULMIYE: 115 Cod

13/11/2024

QARSOON: Hadii MW Abdirahman Cirro Guulayso Caleema Saarkiisa Waxa kasoo qayb galaayo Wafdi ka Socdo Mogadishu iyo dadkii Dadkii Hargaysa Muuse ka Cayriyay..

13/11/2024

: CEERIGAABO: Booliska ayaa sanaaduqdii oo aan goobaha qaar la tirin xoog ku qaadanaya. Waxaana la doonayaa in la boobo.

 : Natiijada hordhaca ah ee codadka la tiriyay guud ahaan Somaliland waa  Cod.CIRRO: 110,990 CodMUUSE: 62,363 CodFAYSAL:...
13/11/2024

: Natiijada hordhaca ah ee codadka la tiriyay guud ahaan Somaliland waa Cod.

CIRRO: 110,990 Cod
MUUSE: 62,363 Cod
FAYSAL: 1536 Cod

Xumaatay. 2482

Wariye Abdulkadir Saxanuuni

Address

Mogadisho

Telephone

+252616796579

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye Abdulkadir Saxanuuni posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wariye Abdulkadir Saxanuuni:

Share

Category