Kaafi Tv

Kaafi Tv TV Network

Dhamaan umadda soomaaliyeed waxaa ugu hambalyenenaa munaasabada maalinta xurnimada iyo midnimada somalia.
30/06/2025

Dhamaan umadda soomaaliyeed waxaa ugu hambalyenenaa munaasabada maalinta xurnimada iyo midnimada somalia.

Macamiisha sharafta leh, waxaan idin ogeysiinaynaa in aad nagala soo xiriiri kartaan nambarka gaaban ee 2266, adigoo ist...
26/06/2025

Macamiisha sharafta leh, waxaan idin ogeysiinaynaa in aad nagala soo xiriiri kartaan nambarka gaaban ee 2266, adigoo isticmaalaya simcard-ka SOMTEL si bilaash ah (free ah)

07/06/2025

WARBIXIN: Sidee Looga Ciiday Maalintii 2-Aad Degmada Balcad.

Maamulka iyo Hoolwadeenada Shirkada Kaafi TV Waxeey Umada muslimiinta Caalamka  Gaar Ahaan umada Somaaliyeed  ugu Hambal...
05/06/2025

Maamulka iyo Hoolwadeenada Shirkada Kaafi TV Waxeey Umada muslimiinta Caalamka Gaar Ahaan umada Somaaliyeed ugu Hambalyeeynayaan maalinta- Kowaad Ee Ciidul-Adxa.

30/03/2025

WARBIXIN : Maalinta koowaad Ee Ciidul-Fidriga iyo Beerta Daaru'Salaam Ee Degmada Daaru'Salaam.

SAWIRRO: Maalinta koowaad Ee Ciidul-Fidriga iyo Beerta Daaru'Salaam Ee Degmada Daaru'Salaam.
30/03/2025

SAWIRRO: Maalinta koowaad Ee Ciidul-Fidriga iyo Beerta Daaru'Salaam Ee Degmada Daaru'Salaam.

Dhammaan Ummadda Islaamka, Gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, waxaan ugu Hambalyeynaynaa munaasabadda Ciida Farxad iyo caa...
29/03/2025

Dhammaan Ummadda Islaamka, Gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, waxaan ugu Hambalyeynaynaa munaasabadda Ciida Farxad iyo caafimaad ku Ciida.

Hambalyo dhamaan umada 𝗺𝘂𝘀𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 saaxiibadeena Ku xeran Barteena Fecebooka Bilashada Bisha Barakeeysan Ee 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 Oo ...
28/02/2025

Hambalyo dhamaan umada 𝗺𝘂𝘀𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 saaxiibadeena Ku xeran Barteena Fecebooka Bilashada Bisha Barakeeysan Ee 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 Oo Caawa dhalatay 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗶𝗶𝗺.

25/08/2024

Xaflad Si Heersare Loo Soo Agaasimay Laguna Soo Bandhigayay Taxanaha Rajo Laawe Oo Ay Ka Soo Qeyb Galeen Masuuliyiin Ayaa Lagu Qabtay Muqdisho.

Kaafi Tv

Sawiro: qeebta 2-aad Xaflad Si Heersare Loo Soo Agaasimay Laguna Soo Bandhigayay Taxanaha Rajo Laawe Oo Ay Ka Soo Qeyb G...
25/08/2024

Sawiro: qeebta 2-aad Xaflad Si Heersare Loo Soo Agaasimay Laguna Soo Bandhigayay Taxanaha Rajo Laawe Oo Ay Ka Soo Qeyb Galeen Masuuliyiin Ayaa Lagu Qabtay Muqdisho.

Kaafi Tv

Sawiro: qeebta 1-aad Xaflad Si Heersare Loo Soo Agaasimay Laguna Soo Bandhigayay Taxanaha Rajo Laawe Oo Ay Ka Soo Qeyb G...
25/08/2024

Sawiro: qeebta 1-aad Xaflad Si Heersare Loo Soo Agaasimay Laguna Soo Bandhigayay Taxanaha Rajo Laawe Oo Ay Ka Soo Qeyb Galeen Masuuliyiin Ayaa Lagu Qabtay Muqdisho.

Kaafi Tv

TAXANAHA REJO LAAWE Goordhow Kala Soco Channelka Youtube-ka Ee Kaafi Cable Tv Si aad Udaawato Taxanahan Ku Dhufo Linkiga...
20/08/2024

TAXANAHA REJO LAAWE
Goordhow Kala Soco Channelka Youtube-ka Ee Kaafi Cable Tv
Si aad Udaawato Taxanahan Ku Dhufo Linkiga Hoose Kaaga Muuqdo

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaafi Tv:

Share

Category