Foicetv

Foicetv At Foice, we tell real stories that matter.

From local communities to global audiences, our work captures voices, culture, and creativity through film and digital media From local communities to global audiences, our work captures voices, culture, and creativity through film and digital media.

Diyaarad gaar ah oo nooca Gulfstream IV ah oo ku diiwaan gashan TC-IHA, oo ay maamusho shirkadda CKD Havacılık kuna xira...
19/04/2026

Diyaarad gaar ah oo nooca Gulfstream IV ah oo ku diiwaan gashan TC-IHA, oo ay maamusho shirkadda CKD Havacılık kuna xiran hay’adda sirdoonka Turkiga (MIT), ayaa shalay ka duushay Antalya Turkey iyadoo ka degtay Muqdisho. Waxa ay u badan tahay in ay soo qaaday madaxweynaha Soomaaliya oo ka soo laabtay dalka Turkey.

DEG-DEG: Dowladda Iran ayaa ku dhawaaqday inay dib u xirtay marinka muhiimka ah ee Hormuz, saacado yar uun ka dib markii...
18/04/2026

DEG-DEG: Dowladda Iran ayaa ku dhawaaqday inay dib u xirtay marinka muhiimka ah ee Hormuz, saacado yar uun ka dib markii ay sheegtay in loo furay maraakiibta ganacsiga. Afhayeen u hadlay Taliska Guud ee Khatam al-Anbiya ayaa sheegay in go'aankan la qaatay kadib "ballan-ka-bax" ay sameysay dowladda Mareykanka, oo ah inaysan xayiraadda ka qaadin dekadaha dalkaas.

Maalinta Talaadada dalka Iiraan halmar ayaa wax weliba ay dhici doonaan; waxay noqon doontaa Maalinta Warshadda Korontad...
05/04/2026

Maalinta Talaadada dalka Iiraan halmar ayaa wax weliba ay dhici doonaan; waxay noqon doontaa Maalinta Warshadda Korontada iyo Maalinta Buundada. Burburkaasi waxaa uu noqon doonaa mid aan horay loo arkin

16/03/2026

Muqaalkan waa muqaal jira ma ahan AI

14/03/2026

Madaxwaynaha Dalka Iran ee ku sugan Bannaan baxa loogu duceeya falastin.

12/03/2026
10/03/2026

Weerarkii ay Maraykanka iyo Israa’iil abaabuleen ee lagu qaaday dugsi hoose oo ku yaalla Iran, kaas oo ay ku dhinteen 165 arday oo dumar ah iyo hal macallimad, ayaa lagu sharaxay iyadoo la adeegsanayo animation.

09/03/2026

Sababta wadanka iraan loo burburin karin

07/03/2026

Somaliya Dowlad k**a jirta haka dhabaynin!

05/03/2026

Somaliland oo maqan miyaan dastuur dhamaystiraynaa?

05/03/2026

Madaxwaynihii h**e ee somaliya mohammed Abdullahi farmaajo oo ka hadlay dastuurka somaliya ee ku meel gaarka ah.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Foicetv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Foicetv:

Share

Category