Xaafiiska SHaqada iyo SHaqaalaha ee shaqowadaag

Call Website Contact the business

Xaafiiska SHaqada iyo SHaqaalaha ee shaqowadaag isku xiraha shaqaalaha
iyo goobaha shaqada

01/10/2026

fursad shaqo,
shaqaale diyaar ah,
''shaqawadaag waa isku xiraha shaqada iyo shaqaalaha''

FURSAD SHAQO BANAAN…….Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxay ogeysiinaysaa aqoonyahannada Soomaaliyeed in ay bannaa...
27/09/2026

FURSAD SHAQO BANAAN…….

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxay ogeysiinaysaa aqoonyahannada Soomaaliyeed in ay bannaan yihiin 8 boos oo bareyaal jaamacadeed ah, kuwaas oo ka kala bannaan afar kulliyadood.

Fursaddu waxay u furan tahay codsadayaasha buuxiya shuruudaha lagu xusay ogeysiiska ah.

Waqtiga k**a dambaysta ah: 30-ka Sebtembar 2026.

Faahfaahinta boosaska, shuruudaha iyo habka codsiga, HALKAAN HOOSE KA CODSO:

https://snu.edu.so/fursado-shaqo-bareyaal-jaamacadeed-sep2026/




Begin your academic journey with us. We look forward to receiving your application and supporting you as you work toward your educational and career goals.

15/09/2026

Dugsiga aflax 1 waxaa ka banaan maado ah business waxaana loo baahanyahay hal maalin isbuucii oo talaado ah. Shuruuudaha macallinka. -inuu haysto shahaado business administration kuna soo shaqeeyay ugu yaraan 3sano. Waxii faahfaahin ah kala xariir 615050714. Fg dugsiga waxuu kuyaalaa wadada ibrahim afgooye ee dhanka daarusalam.

07/09/2026

waxaa la hellay 4 kamid ah 1 ayaa dhiman hadaa ogtahay bajaaj-wade aamin ah oo wanaagsan kusoo hagaaji page-kaan

shaqawadaag xaafiiska shaqada iyo shaqaalaha
xarunteena bakaaraha
tell number 616 622 566

07/09/2026

FURSAD SHAQO

Dugsiga Al-Isra Primary & Secondary School, wuxuu ku wargelinayaa Dhamaan Barayaasha soomaliyeed in 1-Boos baranimo kabanaantahay

Jagada

1. Bare: Afsoomaali (suugaan)

Shuruudaha Baraha
1. Haysta Bachelor Degree oo ku habboon takhasuska. ( education)
2. Leh khibrad
3. Awood u leh dhigista Suugaanta Afsoomaaliga .
4. Kuwanaagsan Maareynta Fasalka
5. la shaqeynkara qeybaha maamulka ee dugsiga

📍 Goobta Shaqada:
Xamar jajab, Suuqa beerta
📞 La Xiriir WhatsApp
| 0619798787
0618362023

Arji Qabashada waxay ku egtahay 09/09/2026

05/09/2026

5 darawal bajaaj ayaa loo baahanyahay

shaqawadaag xaafiiska shaqada iyo shaqaalaha.

01/09/2026

OGEYSIIS FURSAD SHAQO MACALLINIMO

Iskuulka Manbacu Al-Culuum – Xarunta Hodan waxaa ka bannaan fursad shaqo macallinimo oo ah maadooyinka Biology & Chemistry.
⏰ Waqtiga shaqada: Waa Galinka h**e ee subaxdii.
Goobta Shaqada : Waa Degmada Hodan, Agagaarka Isbitaalka Al-Ihsan (Dr. Shiino).

Muddada codsiga shaqada : waa 1–3 September 2026.

📱 Codsiga: Fadlan CV-gaaga iyo shahaadooyinka waxbarasho ku soo dir WhatsApp: 0613040322.
SRTV Somali

30/08/2026

nin dukaan bakaash ah kashaqeeya ayaa loo baahanyahay.

lasoo xiriir xarunteena bakaaraha

shaqawadaag xafiska shaqada iyo shaqalaha.

30/08/2026

fursad shaqo;
labaajo ayaa ubaahan laba shaqaale oo xirfadlayaal, kala soo xariir xarunteena bakaaraha.

28/08/2026

Ogeysiis ogeysiis

Dugsiga Dalsan waxa ka banaan fursad macallinnimo oo ah maadooyinka Bio iyo chem fasalka F1 iyo dugsi dhexe oo saynis ah, haddaba shuruudaha laga rabo waxaa ka mid ah:
1. Inuu heysto shahaado jaamacadeed oo xirir la leh maadooyinkaas
2. ⁠inuu leeyahay ugu yaraan 3 sano oo xirfad macallinnimo ah
3. ⁠inuu ka gudbo imtixaanka tijaabada.
4. ⁠inuu degan yahay meel u dhow deegaanka dugsiga.

Fg: dugsigu wuxuu ku yaalaa degmada Kaaraan agagaarka isgoyska degmada, imtixaanka tijaabada waxaa la geli doonaa maalint khamiista ah taarikhduna ku beegan tahay 27-8-2026..

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaafiiska SHaqada iyo SHaqaalaha ee shaqowadaag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xaafiiska SHaqada iyo SHaqaalaha ee shaqowadaag:

Shortcuts

Share