Somali Content Creators & Digital Economy Conference-SOCCDEC

Somali Content Creators & Digital Economy Conference-SOCCDEC is a high-impact, one-day conference focused on advancing Somalia’s digital economy, with particular emphasis on empowering content creators.

Dhamaan Content Creators-ka Soomaaliyeed waxaan idinku dhiiragilineynaa in aad ka qeyb gashaan bandhiga Somali Banking A...
18/07/2026

Dhamaan Content Creators-ka Soomaaliyeed waxaan idinku dhiiragilineynaa in aad ka qeyb gashaan bandhiga Somali Banking And Financial Trade Show kaaso ah bandhig weyn oo ay iskugu imaan doonaan bank-yadda, Shirkaddaha Microfinance-ga iyo Hay'addaha Maaliyadeed ee dalka.

Bandhiga fursadaha ugu waa weyn ee laga heli karo waa maalgelinta iyo fursadaha dhaqaalaha dalka, sidaas darteed waxaan idinku buurineynaa in aad ka qeyb gashaan oo aad ka faaideysataan fursadaan.

Ka jaro Ticket-ka Eventos App kala soo deg App store ama Google play store.

https://eventos.so/event/gZUIZm1784113692
https://eventos.so/event/g9DKIQ1784173507

Hal meel. Hal madal. Fursado aan xad lahayn.

📅 22–23 July 2026
📍 Beerta Banaadir, Muqdisho
📞 610 550 080

18/07/2026

Nala daawo documentry video ka hadlaayo kartida iyo hal-abuurka ay leeyihiin Nuxur-abuurayaasha Soomaaliyed balse aan heysan tageero iyo garab istaag buuxa.

Nagala Soo Xariir

Phone: +252 610 550081 ama +252 613 333208
Email: [email protected]
Website: www.soccdec.com

16/07/2026

Mahadcelin Qeybta 2-aad

Waxaan markale u mahadcelineynaa dhamaan taabagaliyayaasha shirkii 1-aad ee Somali Content Creators and Digital Economy Conference 2026.

1) SomBank
2) Amka Stock
3) Tawakal Express
4) Horyaal Hospital
5) Signjet Printing
6) Onegroup
7) Riyaaq Pure Meniral Water
8) Midabsan
9) Bluecom Somalia

Nagala Soo Xariir
Phone: +252 610 550081 ama +252 613 333208
Email: [email protected]
Website: www.soccdec.com

13/07/2026

Mahadcelin Qeybta 1-aad

Waxaan markale u mahadcelineynaa dhamaan taabagaliyayaasha shirkii 1-aad ee Somali Content Creators and Digital Economy Conference 2026.

1) Hadiid Industries Group
2) Waafi
3) Astaan
4) Mogadishu General Hospital
5) IBS Bank
6) Morla
7) Nagaad Cafe and Restaurent
8) Cadde Studios
9) Baano
10) Juusto Media
11) Alami Specialist Hospital

Nagala Soo Xariir
Phone: +252 610 550081 ama +252 613 333208
Email: [email protected]
Website: www.soccdec.com

08/07/2026

Address

Tageer Mall, Zobe, Bullhubey Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Content Creators & Digital Economy Conference-SOCCDEC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share