SAMATAR MEDIA

SAMATAR MEDIA ๐ŸŽ™๏ธ๐—ฃ๐—ผ๐—ฑ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐˜ | ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜† | ๐—ฆ๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—ด๐˜† | ๐—ง๐—ฟ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฑ ๐—ก๐—ฒ๐˜„๐˜€โšก

09/08/2026

Faaidoyinka Quraan oo aad aqriso wax la soo koobi karo maahan.

06/08/2026

Waxkasta oo aad mashquul ku tahay waxaa kaga khayr badan qur,aanka alle

03/08/2026

"Suuratu alKahf waxay daawo u tahay 4 fitno oo noloshaada saameyn kara."

29/07/2026

Dadka oo dhan ma wada qancin kartid, ee ku qanac qofka aad tahay.

28/07/2026

"Haddii lagu biilo ha u qaadan inaad raaxo ku jirto ee ogow waa lagu curyaamiyey."

25/07/2026

Waa maxay sababta carruurteenna uga duwan yihiin carruurta caalamka Kale?

23/07/2026

"Aabuhu waa tiirka qoyska, balse dad badan maanta ma oga qiimaha uu leeyahay."

11/07/2026

Haddii xaqa Alle uu qalbigaaga kaga weyn yahay wax kasta, oo noloshaada ah way hagaagayaan.

09/07/2026

"Haddii aan lacag haysto, ma jiro qof i gumaysan kara."

08/07/2026

Isku tasho maanta, si berri aad ugu faanto dadaalkaag.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAMATAR MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share