NOR ENO

NOR ENO Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from NOR ENO, Digital creator, Mogdishu-Beerta Jaadka-Mumtaz mall, Mogadishu.

We are a dynamic digital solutions company specializing in eCommerce, digital marketing, web design&graphic design.Beyond technology, we empower communities by offering skill training in henna art, makeup,mobile&PC repair, helping individuals & businesses

🛒 Baro E-commerce maanta!Samee dukaankaaga online oo bilow inaad lacag ka samayso internetka 💻📦Waxaad baran doontaa sida...
29/10/2025

🛒 Baro E-commerce maanta!
Samee dukaankaaga online oo bilow inaad lacag ka samayso internetka 💻📦
Waxaad baran doontaa sida loo dhiso, loo suuq geeyo, loona maamulo ganacsi dijitaal ah.

📚 Baro E-commerce maanta!Waxaan kuu diyaarinay koorso kaa caawinaysa sida loo sameeyo loona maamulo dukaankaaga online 💻...
29/10/2025

📚 Baro E-commerce maanta!
Waxaan kuu diyaarinay koorso kaa caawinaysa sida loo sameeyo loona maamulo dukaankaaga online 💻🛒
Ku bilow safarkaaga ganacsi ee digital-ka maanta!

🛍️ Ku bilow Ganacsigaaga Online-ka!Ma rabtaa dukaamo Online ah oo kuu shaqeeya 24/7?Ku iibso ama ku iibso badeecooyinkaa...
29/10/2025

🛍️ Ku bilow Ganacsigaaga Online-ka!
Ma rabtaa dukaamo Online ah oo kuu shaqeeya 24/7?
Ku iibso ama ku iibso badeecooyinkaaga si fudud — meel kasta, waqti kasta! 💻📦

World Podcast day
30/09/2025

World Podcast day

Xirfadaha Xiligaan lajoogo Ugu muhiimsan ayay kamid yihiin Mobile,Computer repairing, iyo Cc camera installation.👁Sideen...
30/09/2025

Xirfadaha Xiligaan lajoogo Ugu muhiimsan ayay kamid yihiin Mobile,Computer repairing, iyo Cc camera installation.

👁Sideen ugu shaqaysan Karaa-?
*Haddad lacag heysato meel lagu sameeyo ama lagu barto Ayaad furan Kartaa Sii mobile repairing ka meel kasta suuq ayuu leeyahay.

*Wax qarash ah hadaadan heysan Freelancer ahan ugu shaqaysan Kartaa, Cc camera waxaad utagaysaa Ganacsatada Iibisa heshiis Baad lagalaysaa si ay kuu soo qabtaaan Marka laga iibsado ayagana commission u ogolaanee, Adna portfolio Ayaan samaysanee
Waana qaab fudud.

Online Business maleedahay.?
21/09/2025

Online Business maleedahay.?

4 DOLLARS KU NOQO GRAPHIC DESIGNER 📍logo design 📍Posters designer 📍Invitation design📍ID card design 📍Business card desig...
20/09/2025

4 DOLLARS KU NOQO GRAPHIC DESIGNER
📍logo design
📍Posters designer
📍Invitation design
📍ID card design
📍Business card design
📌Freelancer

0614936353




Macaamiisheena Sharafta Leh.Hadii Aan Dalab Group Nahay Aaalaaba Waxaan Idin soo Gudbinaa wax kasta Oo Fursad Hadii Netf...
12/09/2025

Macaamiisheena Sharafta Leh.
Hadii Aan Dalab Group Nahay Aaalaaba Waxaan Idin soo Gudbinaa wax kasta Oo Fursad Hadii Netflix Ugu Arartahay inay Qaali tahay Darteed Waxaan kuu Keenay Ayadoo Bishii Dhan Aad ku heli karto 3 dollars keliya.

09/09/2025

Waxaan Eng Eno Waxaan Goor dhow Bartay Networking iyo Inyar Oo Cybersecurity Hadii Aad Ubaahan tahay Inaad hesho Macaluumad Badan Isoo Follow Gareey.

CYBERSECURITY IYO NETWORKINGSalaamu calaykum! Aniga waxaan ahay Eng Nur EnoMa dooneysey sida loo ilaaliyo xogtaaga inter...
08/09/2025

CYBERSECURITY IYO NETWORKING

Salaamu calaykum! Aniga waxaan ahay Eng Nur Eno

Ma dooneysey sida loo ilaaliyo xogtaaga internetka? Ma waxaad qabtaa shaqo ay ku xidhantahay kombiyuutaraka?

Networking -waa sida ay isku xidhmaan kombiyuutarada iyo qalabka kale si ay isula wadaagan xog. Waxa weeye wadista wadooyinka internetka.

Cybersecurity-waa haynta iyo ilaalinta wadoyinkaas. Waxa weeye dhisida derbiyada (firewall) iyo fureyaanka (encryption) si loo celiyo tuugga iyo kharaamiyinta xogta.

Ma rabta inaad barato sida loo dhiso (networking) loona ilaaliyo (cybersecurity) shabakadaha? Raac postaska aan soo saari doono bisha May.

Address

Mogdishu-Beerta Jaadka-Mumtaz Mall
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NOR ENO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to NOR ENO:

Share