NOR ENO

NOR ENO Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from NOR ENO, Digital creator, Mogdishu-Beerta Jaadka-Mumtaz mall, Mogadishu.

We are a dynamic digital solutions company specializing in eCommerce, digital marketing, web design&graphic design.Beyond technology, we empower communities by offering skill training in henna art, makeup,mobile&PC repair, helping individuals & businesses

South West Future Leaders (SWFL) waxay ku faraxsan tahay inay si rasmi ah ugu dhawaaqdo magacaabista:Mudane Nuur Aadan C...
21/07/2026

South West Future Leaders (SWFL) waxay ku faraxsan tahay inay si rasmi ah ugu dhawaaqdo magacaabista:

Mudane Nuur Aadan Cali
Waxaa la ii magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka South West Future Leaders (SWFL).

Magacaabistan waxay dhaqan gashay iyadoo la tixgeliyey kartidiisa, hoggaamintiisa, daacadnimadiisa, iyo doorka uu ka qaadan karo horumarinta himilooyinka ururka.

Waxaan u rajaynaynaa Guddoomiye Ku-xigeenka cusub guul iyo inuu si hufan u guto waajibaadka loo igmaday, isla markaana uu gacan ka geysto mideynta iyo awood-siinta dhalinyarada Koonfur Galbeed.

Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan xubnaha ururka inay si dhow ula shaqeeyaan Guddoomiye Ku-xigeenka cusub si loo xaqiijiyo himilada iyo ujeeddooyinka South West Future Leaders (SWFL).

Hambalyo Mudane Nuur Aadan Cali!

"Empowering Youth, Shaping the Future."

Waxaa soo saaray:
Cabdullaahi Ibraahim Xuseen
Guddoomiyaha iyo Aasaasaha
South West Future Leaders (SWFL)

16/07/2026

Keliya Nala soo Xariir

15/07/2026

Macamiil Badan Marabtaa

15/07/2026

Sameynay website waa Guushaada Marwalba

15/07/2026

Maanta Bilow Guusha Ganacsaigaga

15/07/2026

Website Maleedahay Adiga Iyo Ganacsigagaaga

15/07/2026

Hampalyo Hassan Baydhabo Oo markiisa isna istuurey guurkiiina Guur Barwaaqo guulow kayeel

πˆππ“π„π‘ππ„π“-πŠπ€ 𝐈𝐘𝐎 𝐅𝐔𝐑𝐒𝐀𝐃𝐀𝐇𝐀 ππ€π‘π’πŽπŽπ Buuggan β€œInternet-ka Iyo Fursadaha Qarsoon” waa hage casri ah oo kuu iftiiminaya sida ...
28/05/2026

πˆππ“π„π‘ππ„π“-πŠπ€ 𝐈𝐘𝐎 𝐅𝐔𝐑𝐒𝐀𝐃𝐀𝐇𝐀 ππ€π‘π’πŽπŽπ

Buuggan β€œInternet-ka Iyo Fursadaha Qarsoon” waa hage casri ah oo kuu iftiiminaya sida internet-ka loogu beddeli karo il dhaqaale iyo fursado nololeed. Waxa uu si fudud u sharxayaa xirfadaha digital-ka ah, ganacsiga online-ka, freelancing, content creation, iyo siyaabaha cusub ee dadka caadiga ahi lacag uga sameyn karaan internet-ka iyagoo isticmaalaya telefoon ama computer. Buuggu wuxuu ku habboon yahay dhalinyarada, ardayda, iyo qof kasta oo doonaya inuu barto sirta fursadaha qarsoon ee dunida digital-ka

https://noreno.store
WhatsApp 61 4936353

28/05/2026

⚠️ WARBIXIN MUHIIM AH! ⚠️
Ma rabtaa inaad fahamto xeeladaha dadka kale u adeegsadaan si ay kuu saameeyaan? Ma rabtaa inaad ogaato sifooyinka dadka wax maareeya?
Baro "MANIPULATION BOOK" Af-Soomaali). Buuggan wuxuu kuu furi doonaa indhaha oo wuxuu ku bari doonaa:
βœ… Sida loo maareeyo xaaladaha adag.
βœ… Sida loo fahmo oo looga hortago xeeladaha dadka wax maareeya.
βœ… Sida aad u garan karto dadka kugu xeeran si fog.
Buuggan wuxuu kuu furi doonaa indhaha aduunka sirtiisa.
⏳ HA HESHO KOPIGAAGA HADA! Ha u ogolaan in dadka kale ay kuu taliyaan, baro awoodda aad wax ku maareyn karto adiga.
πŸ‘‰ www.noreno.store

Address

Mogdishu-Beerta Jaadka-Mumtaz Mall
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NOR ENO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to NOR ENO:

Shortcuts

Share