Garre AI and Digital Solutions

Garre AI and Digital Solutions AI Consultant | Digital Transformation Specialist | Helping Somali businesses leverage Artificial Int

15/07/2026
11/07/2026
05/07/2026

🚨 BREAKING NEWS 🚨

Berri ayaa la qaadi doonaa imtixaanka garsooreyaasha Soomaaliyeed, waxaana qaadaya macallimiin ajaanib ah oo dalka ku sugan.

8 garsoore oo haysta calaamadda FIFA ayaa ka qeyb geli doona tijaabada, waxaana la sheegay in qofkii ku dhaca uu halis ugu jiro inuu waayo calaamaddiisa FIFA.

Sidoo kale, waxaa jira baaq ku socda madaxda garsoorka in fursad la siiyo garsooreyaasha cusub ee soo koraya si ay u buuxiyaan boosaska Kuwa dhaco.

⚽️ Yaa gudbi doona, yaase ku haraya?

04/07/2026

Address

Zoobe, Laami Yaraha, Dhanka Buulo-Xuubeey
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garre AI and Digital Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share