Taariikhdeena

Taariikhdeena Soojire haddaad tahay
Sadarrada dib ugu noqo
SOOMAALI WAA KUMA?

03/07/2026

Xuska sannad-guuradii 66-aad ee madax-bannaanida Soomaaliya.

Maalintan taariikhiga ah waxay ku astaysantahay maalintii la dejiyey calankii gumaystihii Talyaaniga, laguna beddelay calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya.Xuska sannad-guuradii 66-aad ee madax-bannaanida Soomaaliya.

Ku soo dhowaada Taariikhdeena Taariikhdeena waa bog aad kaga bogan doontaan sooyaalka, dhaqanka, hiddaha, iyo qiyamka su...
03/07/2026

Ku soo dhowaada Taariikhdeena

Taariikhdeena waa bog aad kaga bogan doontaan sooyaalka, dhaqanka, hiddaha, iyo qiyamka suubban ee bulshada Soomaaliyeed. Halkan waxaan ku soo gudbin doonaa sheekooyin la xiriira Sooyaalka wanaagsan ee ummadda Soomaaliyeed.

Hal-ku-dhiggeenna waa:

“Soojire haddaad tahay, sadarrada dib ugu noqo. Soomaali waa kuma?"

Address

Km4
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taariikhdeena posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share