axmad maskinow

axmad maskinow Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from axmad maskinow, Media/News Company, somalia, Mugadishu, Mogadishu.

26/08/2026

Hawada Mugadishu ayaa diyaaradaan la gu arkay cajib

26/08/2026
M/weyne Xasan Sheekh  ayaa Madaxtooyada  ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, D...
26/08/2026

M/weyne Xasan Sheekh ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim Axmed.

Kulanka ayaa looga hadlay horumarka Guddiga, waxqabadkiisa lixdii bilood ee lasoo dhaafay, caqabadaha horyaalla iyo xoojinta ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo ku dhaqanka sharciga

24/08/2026

“Aniga waxaan ahaa Agoon, Hooyo iyo anagoo 5 caruur ah ayaan isku soo harnay, Hooyadeey waxna ma qori karin waxna ma akhrin karin.”

MW JFS Hassan sheikh Mohamud

Hogaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed, sheikh Aadan Madoobe, ayaa maanta ka degay magaalada Baydhabo, kaddib markii uu la...
22/08/2026

Hogaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed, sheikh Aadan Madoobe, ayaa maanta ka degay magaalada Baydhabo, kaddib markii uu labadii toddobaad ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho.

Aadan Madoobe ayaa la sheegay inuu kulan degdeg ah la yeelanayo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed, iyadoo Baydhabo ay maalmihii lasoo dhaafay ka taagneyd xiisad amni oo ka dhalatay dagaallo dhexmaray ciidamo taabacsan hoggaamiyihii h**e ee maamulka, Laftagareen, iyo ciidamada Koonfur Galbeed. Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in dagaallada ay ku lug lahaayeen xubno ka tirsan AS.

M/weyne Xasan Shiikh ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug halkaasi oo si weyn ugu soo dhaweeyeen bul...
17/08/2026

M/weyne Xasan Shiikh ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug halkaasi oo si weyn ugu soo dhaweeyeen bulshada iyo masuuliyiinta magaalada.

Waxaa sidoo kale soo dhaweyn ballaaran loogu sameynayaa M/weyne Xasan Shiikh Garoonka ciyaraha ee magalada

Waxaa sidoo kale xaruntii mamulka putland ee magalada galkacyo isaga gura hugamiyihii putland sicid Dani oo malmihii lasodhafa kusugnay galkacyo

Wixii wara halkaan nagalasoco i.a

16/08/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta gaaray magaalada Cadaado.

16/08/2026

War DEG DEG AH Gudomiyaha cusub c/qadir Mohamed Nur jamac
Ayaa xildhibanada dibad joga ahaa mudoyinkii lasodhafa hada shir la qadanaa durbada waa ladareema O'day nimadiisa Gudomiyaha

16/08/2026

Hambalyo Cidan Qalabka Sida waa dhiig cusub oo kusobiiraya ciidan

Address

Somalia, Mugadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when axmad maskinow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share