Salman Bile

Salman Bile Dhib baa aadmiga wax bara !! igala soo xiririr 252615074707/[email protected]

11/08/2026

Hadal jeedinteydi Xafladda sanad guurada 3aad ee ururka ardeyda caafimadka soomaliyed

29/07/2026

Waxaa sharaf weyn inoo ah inaan ku soo dhaweyno,

๐Œ๐ซ ๐’๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ง ๐๐ข๐ฅ๐ž ๐€๐›๐๐ข, ๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ ๐‘๐ž๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐š๐ญ ๐Š๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ฅ ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ

oo noqon doona mid ka mid ah marti-sharafta iyo khudbad-jeediyeyaasha Sanad-guurada 3-aad ee Somali Medical Students Association (SOMSA).

๐Ÿ“… Taariikh: 30 July 2026
๐Ÿ•’ Waqti: 3:00 PM
๐Ÿ“ Goobta: ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ž๐ซ ๐‡๐š๐ฅ๐ฅ,๐Š๐Œ๐Ÿ“

28/07/2026

Caseskii ugu adkaa ee uu xaliyey dr salah

24/07/2026

Chat gpt iso saameynta caafimadka!

11/07/2026

๐ŸŽฌ Dhawaan Filo || Wareysi Gaar ah oo aan la yeelanay Dr. Salah Sheikh Hassan Ibrahim โ€“ Dhaqtarka Maqaarka, Timaha & Cidiyaha ee Isbitaalka Kalkaal.
Wareysigan waxaan ku iftiimin doonnaa safarka xirfadeed ee dhakhtarka, laga soo bilaabo waxbarashadiisii ilaa uu ka noqday khabiir ku takhasusay cudurrada maqaarka.
Wuxuu la wadaagi doonaa waayo-aragnimadiisa caafimaad, kiisaskii naadirka ahaa ee uu ku guuleystay daaweyntooda, iyo casharradii uu ka bartay sannadihii uu ku jiray adeegga bulshada.
Sidoo kale, wuxuu ka hadli doonaa:
Caqabadihii ugu waaweynaa ee uu la kulmay intii uu ku jiray waxbarashada iyo shaqada caafimaadka.
Sida loo doorto looguna diyaar garoobo takhasuska Dermatology.
Talooyin muhiim ah oo ku socda ardayda caafimaadka, gaar ahaan kuwa doonaya inay ku takhasusaan cudurrada maqaarka.
Caqabadaha ay bulshada Soomaaliyeed kala kulmaan cudurrada maqaarka, sababaha ugu badan ee keena, iyo sida looga hortagi karo.
Wacyigelin ku saabsan muhiimadda ogaanshaha h**e iyo daaweynta saxda ah ee cudurrada maqaarka, timaha iyo cidiyaha.
Ha moogaan wareysigan oo xambaarsan aqoon, waayo-aragnimo, dhiirrigelin iyo talooyin qiimo leh oo faa'iido u leh ardayda, xirfadlayaasha caafimaadka iyo bulshada inteeda kale.
๐ŸŽฅ Dhawaan kala soco baraha bulshada ee Isbitaalka Kalkaal


01/07/2026

Salman Bile Abdi, Public Relations Director at Kalkaal Hospital, ayaa ka mid ah martida kaso qeyb gali doontaa shir cilmiyeedka Somali Content Creators and Digital Economy Conference 2026.

Nagala Soo Xariir

Phone: +252 610 550081 ama +252 613 333208
Email: [email protected]
Website: www.soccdec.com

Our Dreams Have No Boundaries
10/06/2026

Our Dreams Have No Boundaries

26/04/2026

Jawi Roobeysan iyo isbitaalka kalkaal

23/04/2026

Kalkaal Hospital.

Safe Reporters of Somalia - SRS waxaa sharaf iyo qadarin u ah in isbitaalka Kalkaal uu ka mid yahay taaba-galiyaasheena xaflada qiimaha badan ee abaalmarinta suxufiyiinta & xarig jarka kaarka caafimaadka,

Mahadbadan goor kasta.

Address

Somalia/mogdisho/hodan
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salman Bile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Salman Bile:

Shortcuts

Share