
08/03/2025
Trump ayaa yiri
"Sannadkii h**e, waxaan ballan qaaday inaan Ameerika ka dhigi doono Bitcoin Super Power iyo caasimadda crypto ee meeraha waxaanan qaadaynaa tallaabo taariikhi ah si aan uga dhabeyno ballanqaadkaas..." - Madaxweyne Donald J. Trump