Somali political news

Somali political news warar. falanqeyn iyo xog kusabsan siyaasadda somaliya iyo geeska afrika

20/07/2026

Maama qadan qaran oo hargeysa kusoo dhaweysay fahiima qooje

20/07/2026

6sano kadib anoo calanka hugan baan imid
Fahiima quuje"

20/07/2026

:Fihiima Quuje oo huwan calanka Somaliland ayaa ka degtay Hargeysa.

17/07/2026

Mogadisho wey kameyratay maalmihii murugada

13/07/2026

taliyaha ciidanka polic_ka dalka Djibouti'

11/07/2026

Hogaamiyaha Wanaagsan Waa Kan Askartiisa ay ku kalsoonaato,Dalkiisana U Hura Naf Iyo Maal.”

S/Guuto Ibrahim Maxamad Maxamuud
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

11/07/2026

Magacaabista golaha wasiirada dowlad goboleedka Koonfur galbeed

06/07/2026

Labada xisbi ee isku heesto dalkaan waa xisbiga JSP iyo xisbiga alshabaab inta kale rooti waye
wasiir fiqi

06/07/2026

Mw fardhiye ayaa kacodsaday dadka reer koonfurgalbeed ee lagasoo barakiciyay
Magalooyinja waqooyi bari xilligii somaliland
In ay dib ugu soo laabtan guryahooda

06/07/2026

ali guudlaawe ayaa kacodsaday aadan
Madoobe in madaxweyne kuxigeenka lasiiyo
Beesha hawiye

Address

Mogadisho
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali political news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share