Kaafi Sports

Kaafi Sports Kuso dhawoow Kaafi Tv oo bixineysa adeega TV-ga casriga ah Dalbo oo Hadda Daawo

RASMI: waxaa Lasoosaaray Liiska musharaxiinta Abaal marinta  ππ€π‹π‹πŽπ πƒβ€™πŽπ‘ πŸπŸŽπŸπŸ” Aragtidaada yaa Ku guuleeysan doono Abaal ...
08/09/2026

RASMI: waxaa Lasoosaaray Liiska musharaxiinta Abaal marinta ππ€π‹π‹πŽπ πƒβ€™πŽπ‘ πŸπŸŽπŸπŸ”

Aragtidaada yaa Ku guuleeysan doono Abaal marinta BALLON D’OR? 2026-ka?

SAWIRRO: Naadiga Heegan SC ayaa sameeyay tababar ay ugu diyaar-garoobeyso kulanka lugta labaad ee isreeb-reebka CAF Cham...
08/09/2026

SAWIRRO: Naadiga Heegan SC ayaa sameeyay tababar ay ugu diyaar-garoobeyso kulanka lugta labaad ee isreeb-reebka CAF Champions League 2026/27, kaas oo la ciyaari doono 12-ka Sebtembar 2026.

Kooxdu waxay si adag uga shaqeyneysaa diyaar-garowga kulanka muhiimka ah, iyadoo hiigsaneysa inay ka Soo laabtaan natiijadii lugta h**e oo 1-0 Guuldaro ah ka soogaartay El-Merreikh Bentiu.

08/09/2026

Kulan lagu soo dhaweynaayay
Macalin fuaad
Oo dalka dib ugu soo laabtay kulan waxaa soo agaasimay
Abdi ahmed oo ah qabiir sports.

SAWIRRO:Qeybta 2-Aad Kulan lagu soo dhaweynaayay Macalin fuaad Oo dalka dib ugu soo laabtay kulan waxaa soo agaasimayAbd...
08/09/2026

SAWIRRO:Qeybta 2-Aad Kulan lagu soo dhaweynaayay
Macalin fuaad
Oo dalka dib ugu soo laabtay kulan waxaa soo agaasimay
Abdi ahmed oo ah qabiir sports.

SAWIRRO:Qeybta 1-Aad Kulan lagu soo dhaweynaayay Macalin fuaad Oo dalka dib ugu soo laabtay kulan waxaa soo agaasimayAbd...
08/09/2026

SAWIRRO:Qeybta 1-Aad Kulan lagu soo dhaweynaayay
Macalin fuaad
Oo dalka dib ugu soo laabtay kulan waxaa soo agaasimay
Abdi ahmed oo ah qabiir sports.

Ciyaarta Finalka Tartanka Kubada Cagta Dugsiyada Dagmada Garasbaley Al-micraaj VS Hoyga Xamar .
08/09/2026

Ciyaarta Finalka Tartanka Kubada Cagta Dugsiyada Dagmada Garasbaley Al-micraaj VS Hoyga Xamar .

Arsenal 2-1 ku garaacday Chelsea wax isbadal ah ma jiro naadigii badin jirtay ayaa badisay Caawa Madaawatay ciyaarta ?ma...
06/09/2026

Arsenal 2-1 ku garaacday Chelsea wax isbadal ah ma jiro naadigii badin jirtay ayaa badisay Caawa
Madaawatay ciyaarta ?maxaasa kaaga baxay?

SAWIRRO: . Ciyaartooyda naadiga HEEGAN oo  soo gaarney garoonka Eey ku ciyaarayaan kulanka galabta  Caf Champions League...
05/09/2026

SAWIRRO: . Ciyaartooyda naadiga HEEGAN oo soo gaarney garoonka Eey ku ciyaarayaan kulanka galabta Caf Champions League .

SAWIRRO: Garoon cusub ayaa si rasmi ah looga daahfuray Xaafadda Howlwadaag ee Degmada Beledweyne. Daahfurka waxaa ka qay...
05/09/2026

SAWIRRO: Garoon cusub ayaa si rasmi ah looga daahfuray Xaafadda Howlwadaag ee Degmada Beledweyne.
Daahfurka waxaa ka qayb galay bahda ciyaaraha Hirshabelle, Wasiirro ka tirsan Hirshabelle, maamulka Gobolka Hiiraan iyo maamulka Degmada Beledweyne.

04/09/2026

Shirka Jaraa’id ee Kahor Ciyaarta

Macalinka Naadiga Heegan ee safarka ku hoggaaminaya kooxda, Maxamed Cabdulle Farayare, iyo Kabtanka Naadiga, Mahad Xuseen Basey, ayaa ka hadlay shirka jaraa’id ee kahor kulanka muhiimka ah ee Naadiga Heegan iyo El-Merriekh Bentiu.

Address

Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaafi Sports:

Shortcuts

Share

Category