Somali Updates

Somali Updates Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Updates, Media/News Company, Mogadishu.

Somali Updates is an independent media platform dedicated to delivering accurate, timely, and unbiased news, in-depth reports, and comprehensive information about Somalia.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Soomaaliya ay quudin karto waddamo badan, xilli dalka gaajo loogu baaba'ayo.
30/06/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Soomaaliya ay quudin karto waddamo badan, xilli dalka gaajo loogu baaba'ayo.

30/06/2026

Maxaa Kala Qabsaday Guddoomiye Shuute iyo Horjooge Idiris?

UPDATE: Kulamo xasaasi ah ayaa la filayaa in maalmaha soo aaddan ay uga bilowdaan Xalane Madaxda Dowladda Federaalka ah ...
29/06/2026

UPDATE: Kulamo xasaasi ah ayaa la filayaa in maalmaha soo aaddan ay uga bilowdaan Xalane Madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.

Kulamada ayaa xoogooda diiradda lagu saari doonaa xal u raadinta khilaafka hareeyay doorashooyinka oo ay si weyn ugu kala fogyihiin labada dhinac.

Xog ay heshay Somali Updates ayaa sheegeysa in cadaadiska beesha calamku uu keeni karo in kulamada soo aaddan xal looga gaaro khilaafaad siyaasadeed ee ka jira dalka.

29/06/2026

Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo amar culus siiyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab.

28/06/2026

: Booliiska Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay koox dhaqanka Qoomu-luudka ku faafin jiray baraha bulshada.

Address

Mogadishu
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Updates posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share