Cali Aadan muumin

Cali Aadan muumin Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cali Aadan muumin, Media/News Company, Mohazcade200@gmail. com, Mogadishu.

23/12/2024

13 Askari oo Soomaali ah kana tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayey maanta Ciidanka Itoobiya ku dhex dileen Ciiddooda (Gudaha Dalkooda), waxay af duubteen dhaawacyo iyagu heystaan iyo kuwo bad qaba intaba.

Xasan shiikh Maxamuud maka jawaabi karaa Ciiddankaas Soomaaliyeed ee sidaas loo dilay loona ihaaneystay masuuliyaddooda Cidda qaadaysa?

Caawa waxay Soomaalidu la yaaban tahay Itoobiyaan Ciidan Soomaaliyeed ku xasuuqaya gudaha dalkooda iyo Madaxweynahoodii oo leh Baddii aan siinay Itoobiya ayaan heshiiskeeda dhammeystiraynaa.

Soomaaliya halka ay taallo maanta Xasan Shiikh baa dhigay, dalkani bad baado ayuu u baahannyahay.

Cali Aadan Muumin

19/11/2024

Ar xaliimaa

XOG ''Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre wuxuu ku guuldaraystay in uu hal qof oo katirsan Ciidamada kala duwan ee xooga ...
18/11/2024

XOG ''Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre wuxuu ku guuldaraystay in uu hal qof oo katirsan Ciidamada kala duwan ee xooga dalka ee jooga Jubaland uu dalacsiiyo iska daa inuu kuwa kale ee Jubaland wax u qabtee'

Ciidamadii ugu horeeyay ee Jubaland katirsan oo lagu daro CXDS waxay ahayeen 1500 oo askari oo laga kala keenay Ciidamada kala duwan ee Jubaland sanadkii 2014 tan iyo xiligaas ma jirin Ciidan kale oo katirsan CXDS oo laga qoray Jubaland ama Ciidamada Jubaland katirsanaa oo lagu biiriyay CXDS iyadoo Dowladahii kala danbeeyay ee Madaxweyne Xasan sheekh iyo Madaxweyne Farmaajo ay ka caga jiidayeen.

Mudadaas Ciidankaas ma helin wax dalacsiin ah, tababaro dheeraad ah iyo waliba agab ciidan oo ku filan.

Markii uu Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre la magacaabay waxaa la filayay in arintaas uu wax iska badali doono balse wuxuu ku guuldaraystay in uu hal qof oo katirsan Ciidamada kala duwan ee xooga dalka ee jooga Jubaland uu dalacsiiyo iska daa inuu kuwa kale ee Jubaland wax u qabtee.

Sidoo kale waxay XFS iska diiday qorshe dhawaan Ciidamo cusub oo XDS ah lagaga qori lahaa Jubaland maadama Ciidamo Xamar laga keenay oo la howlgalayay Ciidamada Jubaland ay diideen inay ka dagaalaman deegaanada Jubaland codsadeena in Xamar lagu Celiyo.

14/11/2024

Da.yarkan oo Kale Markan arko ayaan Qiiroda Oo dalkeyga Jeclaada

13/11/2024

Hadda waxan Ogayn Prank waaye miyey Taagantahay Rayaan Bajaaj

13/11/2024

Xanuunka Gabadhaas ay dareemeyso Ruux idinka mida oo dareemaya miya Jira 😭

Hambalyo shacabka Soomaaliland. Alle ha idin siyaadiyo Nabadda iyo Dimuqraadiyadda, doorasho guul ah insha Allaah. Koofu...
13/11/2024

Hambalyo shacabka Soomaaliland. Alle ha idin siyaadiyo Nabadda iyo Dimuqraadiyadda, doorasho guul ah insha Allaah.

Koofurta Soomaaliya ilaa ay dadka codkooda dhiibtaa , amni, shaqo abuur iyo dowladnimo lama heli doono, waxaa dusha nagala saari doonaa hadba Xildhibaan aan rabin iyo mid umad kale u adeegaya!

Cali Aadan Muumin

12/11/2024

Somalia Waatagtey Cidaan Ogeyni Hadda ha ogaato

12/11/2024

Deg Deg
Wiil Somali Ah Oo Magalada stambul Ee dalka Turkiga Lugu dhawacay Tooreyana Lagu Werarey

Address

Mohazcade200@gmail. Com
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cali Aadan muumin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share