Jelle media

Jelle media Jelle media

29/06/2025

Siyaasi abdirizak khaliif....

29/06/2025

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray deegaanka Haawaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe halkaas oo uu ka dhagax dhigi doono mashaariic horumarineed.

Madaxweynaha waxaa deegaanka kusoo dhoweeyay madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe).

Jelle media

29/06/2025

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo dhagax dhigay dib-u-dhiska Laamiga Zoobe oo muhiim u ah isku socodka bulshada caasimadda

28/06/2025

Xariifkan cida dariska wa udhaar sanaa.lol

28/06/2025

laandheere reer ciyoow ah😁

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa tababar lagu...
28/06/2025

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa tababar lagu xoojinayo aqoontooda u soo xiray Saraakiil ka tirsan Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.

Wasiirka ayaa kula dardaarmay saraakiisha tabbabarka dhammeystay in xirfadaha la baray ay uga faa’iideeyaan dalkooda, isla markaana kor loo qaado tayada iyo adeegga ay bulshada Soomaaliyeed u hayaan.

Hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa dardar gelineysa howlaha muhiimka ah ee shacabka Soomaaliyeed u heyso, waxaana socda dadaalo kor loogu qaadayo aqoonta iyo xirfadda Saraakiisha Hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadda.

28/06/2025

Taliyaha Ciidanka Dhulka iyo Taliyaha Qeybta 21-aad Ee CXDS ayaa Furimaha dagaalka u tagay Howlgalka Duufaanta AamusanTaliyaha Ciidanka Dhulka iyo Taliyaha Qeybta 21-aad Ee CXDS ayaa Furimaha dagaalka u tagay Howlgalka Duufaanta Aamusan.

28/06/2025

Degdeg: Inta la xaqiijiyay, hal qof ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ay dhaawacmeen, kadib markii miino ku qaraxday dad shacab ah deegaanka Af-Cagaag, oo qiyaastii 33 km u jira degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

28/06/2025

Wariye Dhorre oo naylo rajooyin ah nooga soo waramaaya.......

28/06/2025

Gudoomiyaha degmada guriceel iyo hay'adda NIRA...........

28/06/2025

Mid ka mid ah xaafadaha muqdisho.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jelle media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share