Eastech Talks

Website

Eastech Talks Your source for STEM, AI and innovation insights.

Learning the future together
| Madal aad ka heli kartid falanqaynno ku saabsan, Sayniska, tiknoolojiyada, Injineeriyada, AI iyo hal-abuurka.

28/09/2026

Dunidu waxay si xawaare leh ugu socotaa isbeddel dhinaca digital-ka ah. Ganacsiyada, hay'adaha iyo dowladuhuba waxay bilaabeen inay adeegyo badan u beddelaan hab digital ah si ay dadka ugu fududeeyaan helitaanka adeegyada, u kordhiyaan waxtarka, una gaaraan dad badan oo adeegyadooda ka faa'iidaysta.

Episode-kan Eastech Talks waxaan kaga hadlaynaa isbeddelka dhijitaalka ah (Digital Transformation).

Barnaamijka oo dhamaystiran ka ga bogo channel-ka Eastech Talks 👇🏽
https://youtu.be/7lr6C67QrRU?si=qUQPeh4lrr0yGhVc

|

21/09/2026

Billionaire-ka Bryan Johnson iyo dedaalka uu ku bixiyo gabow-la-dirirka...

|

16/09/2026

Maxaa sababa gabowga? Xagee ayuu se marayaa dedaalka uu insaanku u gu jiro la dagaallanka gabowga? 👇🏽

|

15/09/2026

Sidee la gu heli karaa koronto jaban, isku-hallayn leh, oo dalka oo idil ku firaarsan? 👇🏽

| SULTAN FILMS™

14/09/2026

Fursado noocee ah ayuu dhulka Soomaalidu u haystaa ka faa'iidaysiga tamarta la cusboonaysiin karo? 👇🏽

| SULTAN FILMS™

Address

Hodan District
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eastech Talks posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share