Codka Caafimaadka TV

Codka Caafimaadka TV Waa Television u gaar ah baahinta arrimaha caafimaad dalka.

26/08/2026

WARARKA CAAWA 26-08-2026

26/08/2026

Suuska ilkaha Maxaa keena? Drs Filsan Axmed Nuur

Inta la xaqiijiyay 14 caruur ah ayaa ku geeriyootay kadib markii uu dab xoog lahaa ka kacay qeybta lagu baxnaaniyo caruu...
26/08/2026

Inta la xaqiijiyay 14 caruur ah ayaa ku geeriyootay kadib markii uu dab xoog lahaa ka kacay qeybta lagu baxnaaniyo caruurta dhalatay isbitaal ku yaala magaalada Islamabad ee dalka Pakistan.

Wararka ayaa sheegaya in dabka oo la aaminsanyahay inuu ka bilowday qeyb qaboojiyaasha ee qeybta dhalmada ee isbitaalka PIMS la yiraahdo oo u gaar ah hooyada iyo dhalaanka.

Afhayeen u hadlay kooxda gurmadka deg dega ah ee magaalada Islamabad ayaa sheegay in caruurta goobta gubatay ku jirtay ay ahaayeen 15 hase ahaatee hal cunug la badbaadshay

Waalidiinta caruurta isbitaalka ku gubatay ayaa dhooban banaanka isbitaalka ayagoo barooranaya.

26/08/2026

Maxay yihiin cudurada ugu badan ee haweenka ku dhaca?

26/08/2026

Maxaa keena Biyo-baxa deg-dega ah?

26/08/2026

Maxaa keena shubanka caruurta ku dhaca?

25/08/2026

WARARKA CAAWA 25-08-2026

25/08/2026

Qisada bukaankii doonayay inuu geedka booca iskaga daweeyo xanuunka sokorta

25/08/2026

Qaraabada oo is guursata saameyn maku yeelan karaa cunuga?

24/08/2026

WARARKA CAAWA 24-08-2024

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka Caafimaadka TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share