Albaabka Siyaasada Soomaaliya

Albaabka Siyaasada Soomaaliya Fiidow Media waxad ka helaysa warar sugan, dhacdooyinka caalamka, wararka soomaalida, iyo waliba maad

31/03/2025

Ciid Wanaagsan Soomaali Idilkeed, Waxan Idinku Soo dhawaynaynaa Ciwaankan Oo Aan Ugu Talo Galnay Inan Ku Falanqayno Arimaha Siyaasada Soomaalida, Wararka Iyo Warbixinada.

Soo Dhawaada Oo Follow Gareeya Page ka.

31/03/2025
Waxqabadkiisa na deeqeeXasan abidkii ha waaro.
13/11/2024

Waxqabadkiisa na deeqee
Xasan abidkii ha waaro.

Madaxwayne HSM.Wargaadhi, Shabeelada dhexe.
03/07/2024

Madaxwayne HSM.

Wargaadhi, Shabeelada dhexe.

03/07/2024
Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Cali Foorliif, Cali Yare Cali Yare, Nuur Ibrahim, Ummu Ca...
03/07/2024

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Cali Foorliif, Cali Yare Cali Yare, Nuur Ibrahim, Ummu Cabdi Mudalib, Ismail Saney Mudey, Cabdulqaadir Diiriye, Mustaf Nuur Qayloy, Faadma Sate Salag, Yasmiin Bashiir, Ayaan Cali Nuur, Hodan Nour, Farhia Saney Mudey, Ramso Ruun, Khalid Updi Mohamett, Mohamed Bashir Atoore, Shukri Ashoolta, Deekh Nuur, Farxiyo Cali, Abdi Wahaab Hassan

"Wiilasha waxaa Dhihi lahaa Guursada Gabdhaha is qaawiya Ee Tiktoka isticmaala. sababta oo ah Gabadha isqaawineysa ee So...
30/06/2024

"Wiilasha waxaa Dhihi lahaa Guursada Gabdhaha is qaawiya Ee Tiktoka isticmaala. sababta oo ah Gabadha isqaawineysa ee Social media yaha soo istaageysa adinkaa fahmi waayay Nin la,aan ayeyna isu qaawineysaa..

Waxaana macquul ah in ay soo Hanuunto xijaab qadato oo ay is asturto marka ay hesho Nin Iyada Guursada .ragoow Gabdhahaas Gabdhahas "

Sheekh Xasan alwaajidi

Allaha u naxariisto guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka ee BFS Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goordhow ku geeriyo...
28/06/2024

Allaha u naxariisto guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka ee BFS Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goordhow ku geeriyoodey magaalada Muqdisho, sida uu warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha dastuurka Xuseen Sheekh Maxamuud.

Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed

28/06/2024
"Haddii shalay laysku dhacayDad gobi kuma kala dhintaanDhibaato kol soo marteeWaxaas dhalashaa ka wayn." -Abwaan Sidiiq ...
26/06/2024

"Haddii shalay laysku dhacay
Dad gobi kuma kala dhintaan
Dhibaato kol soo martee
Waxaas dhalashaa ka wayn."

-Abwaan Sidiiq Burmad.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH "MA JIRTO MEEL AY IDIIN KU TASHADEEN DAD SOOMAALIYEED"Mogadishu, Juun 26, 2024: Madaxweynaha Jam...
26/06/2024

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH "MA JIRTO MEEL AY IDIIN KU TASHADEEN DAD SOOMAALIYEED"

Mogadishu, Juun 26, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee dalka.

Madaxweynaha ayaa ku booriyay shacabka Soomaaliyeed in ay adkeystaan midnimada iyo madaxbannaanidooda, isagoo xusay in dowladdu ay ka go'an tahay, waajibna ay ku tahay ilaalinta qaranimada iyo jiritaanka Soomaaliya.

"Dad Soomaaliyeed oo meel intii ay ku tashadeen, kuna showray dadka waqooyi deggan ama qeyb ka mid ah aan layno ama aan la dirirno ma jiro. Dowlad baan lahayn, dhibta iyo burburka dadka dhan buu ka soo wada gaaray, in uu idinka idiin badnaana waa qirsannahay, ma diidanin, waxaanba rabnaa in aad ka daawoowdaan".

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si adag uga hadlay xadgudubka dowladda Itoobiya ee ka dhan ah madaxbannaanida Soomaaliya, waxa uu sheegay in heshiiska aan sharciga ahayn ee dhexmaray Muuse Biixi iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya uu yahay mid si toos ah uga horimaanaya qaranimada iyo midnimada Soomaaliya.

"Arrinta aan diidannahay ma ahan horumar iyo iskaashi la soo kordhiyo ee waa in dhulkeenna la qaato. Mitir dhulkeenna ah in la qaatana ma ogalin. Shalay Dekedda Berbera annagu ma bixin, saas oo ay tahay k**a daba hadlin, waayo waxaa noo muuqatay in aan la qaadanayn oo ay ahaanayso deked Soomaaliyeed, balse maanta arrinta taagan taas waa ka duwan tahay".

Madaxweyne Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in la xuso halgankii gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ay ku bilaabeen xorriyadda dalka, waxa uuna bogaadiyay dadaalka iyo midnimada guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddan sidii loo xaqiijin lahaa himilooyinka qaranka iyo hiigsiga ay inoo ka tageen aabeyaasheen.

Munaasabaddan ayaa lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir, waxaana ka soo qeyb-galay madaxda dowlada, xildhibaano, siyaasiyiin iyo marti sharaf kale.

DHAMMAAD

Villa Somalia

Address

Mogadishu

Telephone

+252615625330

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Albaabka Siyaasada Soomaaliya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Albaabka Siyaasada Soomaaliya:

Share