Som Paper jornalka afka somaliga

Som Paper jornalka afka somaliga Jornalka afka soomaaliga wararki ugu danbeyay kala soco halkan’ Nagu so biir Follow dheh page.

02/12/2025
02/12/2025

Trump aya digniin u diray madaxweynha dalka Venezuela.

Madaxweynihii h**e ee maxamed cabdullahi farmajo aya la filayah in birito oo qamiis ah uu dalka dib ugu so labto’Si uu u...
12/11/2025

Madaxweynihii h**e ee maxamed cabdullahi farmajo aya la filayah in birito oo qamiis ah uu dalka dib ugu so labto’

Si uu ugu diyargarobo olalahisa dorashada 2026 sanadka soconda.

Venezuela aya manta oo arbaca ah isku diyarinesa dholatus balaran si ay jawab ugu dhigto marakibta marekanka oo ku so dh...
12/11/2025

Venezuela aya manta oo arbaca ah isku diyarinesa dholatus balaran si ay jawab ugu dhigto marakibta marekanka oo ku so dhawanaya xeebaha Venezuela.

Saynisyahano u dhashay shiinaha aya lagu waramayah iney raban iney so saran daawo qofka dadisa kor dhinkarta ilaa 150 sa...
12/11/2025

Saynisyahano u dhashay shiinaha aya lagu waramayah iney raban iney so saran daawo qofka dadisa kor dhinkarta ilaa 150 sano ah.

Israil aya duqen ka wada qaza kadib hishiiski xabad joojinta Dhanka kale ciidamao xamas oo ku sugan dhanka rafax oo 200 ...
11/11/2025

Israil aya duqen ka wada qaza kadib hishiiski xabad joojinta

Dhanka kale ciidamao xamas oo ku sugan dhanka rafax oo 200 garaya oo ku sugan meel ciidamada israil ay hestan

Aya waxa lo shegay ciidamada xams iney hubka dhigan arinkas oo ay xams ka so horjesatay.

Israil aya dishay 366 xubnood oo xisbullah ka tirsan tan iyo hishiiskii xabad joojinta November 2024.
10/11/2025

Israil aya dishay 366 xubnood oo xisbullah ka tirsan tan iyo hishiiskii xabad joojinta November 2024.

Shiinaha aya rajenaya inuu sii wado iskashiga marekanka.
10/11/2025

Shiinaha aya rajenaya inuu sii wado iskashiga marekanka.

Ingiriiska Canada iyo Australia aya dowlad madax banan u aqoonsatay falastiin.
21/09/2025

Ingiriiska Canada iyo Australia aya dowlad madax banan u aqoonsatay falastiin.

Sacuudi arabica ayaa qadacay dhaman wixii xirir uu lalahaa israil.
16/09/2025

Sacuudi arabica ayaa qadacay dhaman wixii xirir uu lalahaa israil.

India ayaa ka gudbay qadka cas ka dib marki uu ku biiray dholotus military Ruushka iyo Belarus ay qeb ka yihiin.        ...
16/09/2025

India ayaa ka gudbay qadka cas ka dib marki uu ku biiray dholotus military Ruushka iyo Belarus ay qeb ka yihiin.

Colombia ayaa joojiyey hub uu ka ibsan jiray marekanka.
16/09/2025

Colombia ayaa joojiyey hub uu ka ibsan jiray marekanka.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som Paper jornalka afka somaliga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Som Paper jornalka afka somaliga:

Shortcuts

Share

Category