18/04/2024
Part 8|| maxaa ka dhacay garbahaarey ? Dugsigii laysku laayay se muxuu ahaa ?
Waxaan raali galin ka bixinaynaa cilad farsamo oo innagu timid taasoo hakad galisay habsami u socodkii barnaamijkeena waxaa barnaamijka inooga haray oo kaliya 2 qeybood oo sida ugu dhaqsiyaha badan aan kusoo gudbin doonno hadduu Alle idmo.