Qalin Media

Qalin Media halkaan kala soco warbixino xaqiiqda ku saleysan oo ku saabsan siyaasadda , iyo arimaha bulshada

30/09/2026

Deg-Deg: Musharax Madaxweyne Galmudug Liiban Ahmed Xasan oo ku jira safka Codeynta

30/09/2026

Madaxweyne Kuxigeenka Cusub Ee HirShabeelle oo Saake kasoo Muuqday Doorashada kasocota Baladweyne.

30/09/2026

Gudoomiyaha gudigga doorashooyinka oo iminka ku wajahan Jowhar, Gaalkacyo, Cadaado iyo magaalooyin kale.

29/09/2026

Cabdifataax Xasan Afrax ayaa goordhaw balad weyne u duulay , wararka aan ka helnay balad weyne ayaa sheegaya in halkaas ka jiraan abaabul lagu soo dhaweynayo .

29/09/2026

Magaalada Baledweyne Galabta waxa ay u kala xirantahay Soo dhaweynta Musharaxa Hogaamiya ku xigeenka Hirshabelle Cabdifitaax Xassan Afrah.

Walee ninku waa Siyaasi aan gamban oo saameyn ku leh magaladaas, waxaana hada garoonka ku wajahan ciidankii soo dhaweyn lahaa.

Maxaa kaga baxay?

29/09/2026

Deg-Deg: Wasiir Xasan eelay oo hada ka hadlay Baydhabo ayaa yiri “ nosoo noqda marka kale, Magaladan rag ayaa jooga….”.

28/09/2026

“”Magalada baydhabo oo xaalkeedi si caadi ah kusoo noqonayo.
Saaacadu ay ku dagaalamaayeen Ciidankii Laftagareen iyo kuwa Dowlada,..Seemore👁️👁️

DEG DEG:- Ciidaankii ku dhaawacmay dagaalkii saaka ka dhacay Baydhabo ayaa hada looqaaday Muqdisho, dhaawacyadaan ayaa w...
28/09/2026

DEG DEG:- Ciidaankii ku dhaawacmay dagaalkii saaka ka dhacay Baydhabo ayaa hada looqaaday Muqdisho, dhaawacyadaan ayaa wax looga qaban waayay Baydhabo.

28/09/2026

PM hamsa oo gaaray belidoogle

28/09/2026

:-
Afhayeenka Laftagareen joon oo hada hadlay sheegey iney dagalka Baydhabo yahy.seemore 👁️👁️

Address

Banadir Region
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qalin Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share