17/08/2026
Waxaan ku faraxsanahay inaan soo saarno muuqaalka quruxda badan ee MARKAZ-ALNAAMUUS kaas oo muujinaya ardayda, waxbarashadooda iyo bilicda xarunta.
Waxaan bixinnaa adeegyo Video Production, Photography & Content Creation oo loogu talagalay xarumaha waxbarashada, ganacsiyada iyo hay’adaha.
Aafaaq Production — Waxaan fikraddaada u beddelnaa muuqaal nagala so xirir barteena whatsappka 612835798