Mahbub MEDIA

Mahbub MEDIA � Warar | Wacyigelin | Madadaalo | Mahbub Media

25/06/2026

Deg Deg, Madaxweyne Qoor Qoor ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka haray tartanka doorashada Madaxweynaha Galmudug.

25/06/2026

Baydhabo dhanka Makuudo jug xoogan ayaa laga maqlayaa👀👀

22/06/2026

🚨Israa|| ayaa beenisey in ay ciidamo keentey Somaliland, taasi oo ay werisey warbaahinta Bariga-dhexe.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku goodiyey inuu xoog ku qabsan doono Marin-biyoodka caalamiga ah ee Hormuz, h...
22/06/2026

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku goodiyey inuu xoog ku qabsan doono Marin-biyoodka caalamiga ah ee Hormuz, haddii aysan mira-dhal noqon wadahadallada uu kula jiro IRN.

DEG DEG....Waxaa hadda dagaal qaraar ku dhaxmarayyaa duleedka magalada baydhabo gaar ahan halka loo yaqaano iidow dhagaa...
21/06/2026

DEG DEG....

Waxaa hadda dagaal qaraar ku dhaxmarayyaa duleedka magalada baydhabo gaar ahan halka loo yaqaano iidow dhagaal ciidamo taabacsan madaxweynihii h**e kgs laftagareen iyo ciidamada dowlad goboledka konfur galbed oo garab ka helaya cidanka xooga dalka somaliyed illaa hadda faah fahin k**a soo bixin dagaalka


Mahbub MEDIA

Xeer-ilaaliyaha Qaranka oo wacad ku maray in uu tallaabo adag ka qaadayo dhallinyaro 'Tiktokers' ah oo ku eedeysan tacad...
21/06/2026

Xeer-ilaaliyaha Qaranka oo wacad ku maray in uu tallaabo adag ka qaadayo dhallinyaro 'Tiktokers' ah oo ku eedeysan tacaddi ka dhan ah Gabadh Soomaaliyeed.

Mahbub MEDIA

Israa'iil oo qorshaynaysa inay Gujisyo Dagaal u Soo dirto Xeebaha Somaliland
21/06/2026

Israa'iil oo qorshaynaysa inay Gujisyo Dagaal u Soo dirto Xeebaha Somaliland

DEG DEG.....Ururka 162-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa gacanta ku dhigay Aadan Maxamed Aadan, oo loo yaqaanay Aa...
20/06/2026

DEG DEG.....

Ururka 162-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa gacanta ku dhigay Aadan Maxamed Aadan, oo loo yaqaanay Aadan Haashim kana tirsanaa Al-Shabaab, kaddib howlgal ka dhacay deegaanka Harboole ee gobolka Jubbada Hoose. Markii la qabtay ayuu watay qori AK-47 ah, wuxuuna sheegay inuu jahawareer soo wajahay kadib dagaallo iyo duqeymo joogto ah, iyadoo xubnihii uu la socday ay u kala baxeen dhimasho iyo dhaawac.

20/06/2026

Magaladii uu ku dhashay madaxweyne xasan shekh oo gubanaysa waxa ku dagaalamaya labo maleeshiyo beeled....Read more

DEG DEG...Hogaamiyaha koonfurgalbed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta si rasmi ah xilka Guddoomiyaha Golaha ...
20/06/2026

DEG DEG...

Hogaamiyaha koonfurgalbed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta si rasmi ah xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu wareejinaayo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad BFS Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar.

Sacdiyo Yaasiin ayaa si ku-meel-gaar ah u sii hayn doonta xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la filaayo in dhowaan loo doorto Guddoomiye cusub oo buuxiya jagada uu baneeyay Madaxweyne Sheekh Aadan Madoobe.


Address

Muqdisho Somalia �
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahbub MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share