15/08/2026
1. "Ismaqal iyo daacadnimo"
—Isgaarsiintu waa lafdhabarta isfahamka Haddii is maqalka iyo xiriirku xumadana wax walbo wey xumaadan wana sababta Dad badan u maleeyaan lamaanahooda inuu fahmayo iyaga oo aan hadlin Taasina sax maaha wayo Aamusnaantu waxay dhalisaa mala-awaal iyo shaki, lkn ismaqalka iyo is aqbalida joogtada ahi waxay dhaliyan isfaham qoto dheer.
2. "Ixtiraam joogto ah"
—ixtraamku waa waxa ka dhigaya jacaylka mid sii jira xitaa marka dareenku hoos u dhaco wayo
Marka qofka la ixtiraamo, wuxuu dareemaa qiimo,lkn Marka la ixtiraami waayo, qalbigisu wu xirmaa saa darteed xitaa marka aad muransan tihiin, ha isticmaalin erayo dhaawacaya sida cay ama ceebayn, wayo Muranku wuu dhammaan karaa, lkn erayga xun saameyntiisu ma dhamaato.
3. "Waqti wada qaadasho"
—Waqtiga aad qofkaaga siiso waa jacayl la arki karo wayo Mashquulka nolosha sida (shaqo, saaxiibo,ama telefoon) waxay si tartiib ah u kala fogeeyaan lamaanaha haddii aan laga taxadarin saa darteed sii waqtigaga inta badan lamanahaaga.
4. "Cafis iyo dulqaad"
—Guurigu waxa uu ku dhisnan karo waqti dheer waa labo qof oo marki midkood khalad sameeyo is cafiya tusaale Haddii uu qalad yar dhoco, is weydii “Tani ma mudan tahay inaan xiriirka u dhaawaco?”
wayo Mararka qaar cafis ayaa ka qiimo badan sax ahaansho, saa darteed qofka asigoo saxsan hadana wax cafiyo waa qofka si dhab ah kuugu muujiya mihiimada aad u ledahay.
5. "Jacayl ficil leh"
—Jacaylka dhabta ah waa waxa aad sameyso, ma aha waxa aad tiraahdo, wayo Dadka qaar waxay dhahaan “waan ku jeclahay” lkn ficilkoodu ma muujiyo, saa darted jecelka ficil ahan muuqda wuu ka qiimo badanyhy midka afka kaliya laga sheegto.
゚viralシ