Abdifatah Jele

Abdifatah Jele This is my official page, be aware of fake pages

Permanently closed.
24/11/2021

Beesha wacaysle gaar ahaan macallin Dhiblaawe ayaa lahaa teer iyo lixdankii Xildhibaano saamey ku lahaa bulshada soomaaliyeed.

1960-1969 waxaa soo qabtey xilka xildhibaannada.

Xaaji Maxamuud Baraako( Maxamed Cadde Macalin)
Cismaan Bugeeti( Maxamed Cadde Macallin)
Cali Axmed Xayle( Maxamed Cadde Macallin)
Cali Geedi Shadoor( Eybakar gaab Macalin)
Isaaq Iidoow( Eybakar gaab Macallin)

1969-1991 Waxaa hayey xilka xildhibaannaddii Kacaanka Haldoor Maxamed Xaaji Cageey ( Maxamed Cadde Macallin)

1991_2021 Dowladdii Carta Cabdullaahi Geedi shadoor ( Eybakargaab Macallin)
Ismaaciil Macallin Muuse( Cismaan Macallin)
Daahir Maxamuud Geelle ( Maxamed Cadde Macallin)
Cali Garabeey( Cabdi Macallin)
Caddoow Cali Gees( 2012-2021)

Dhammaan ragga kale marka laga reebo Cabdullaahi Geedi Shadoor oo laba jeer ahaa iyo Cadoow laba jeer ahaa ayaa ugu liitey.

Caddoow hadda waxa uu soo kordhiyey inuu Kursigii Macallin Dhiblaawe ka dhaxeeyey ku qoro jufadiisa ( Marooyin).

Waxa uu rabaa Caddoow Cali gees oo adeegsanayaa dhallinyaro aan sooyaalka la socon in ay xitaa kala saaraayaan Beesha Eybakargaab macalin oo Labadii Bahood ee Bah duduble iyo Bah Caasha ay ka xigsadaan Kursiga.

Isku soo wada duub Beesha Macallin dhiblaawe, haddii aysan waxgaradkoodu ka hortagin qorshaha ay maleegayaan Caddoow Cali gees iyo Cabdullaahi Geedi Shadoor, in laga dhaxli doono ceeb iyo looma fadhin.

Kuraasta Wacaysle, ee Abdiraxmaan Saleebaan, Absuge iyo Cali Gaaf waa kursi ka dhaxeeya beelaha oodhan, ma jirto laf gaar u sheegata.

Qabashada kursigu malaha dhib ninkii calaf siiyo, waxaase ceeb ah, Kursi reer ballaadhan ka dhaxeeya gaar u sheego, weliba Wasaaradda Arrimaha gudaha kaga diiwaangeli ( Hop 067 inuu marooyin u gaar yahay.

Yuusuf Geelle Ugaas ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP #026 ee golaha shacabka barlamaanka Federaalka Sooma...
24/11/2021

Yuusuf Geelle Ugaas ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP #026 ee golaha shacabka
barlamaanka Federaalka Soomaaliya isagoo kaga guuleystay tartanka Cabdulqaadir C/llaahi Diiriye.

Mahad Cabdalle Cawad ayaa mar kale ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP 104 oo doorashadiisu maanta ka dhacay maga...
24/11/2021

Mahad Cabdalle Cawad ayaa mar kale ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP 104 oo doorashadiisu maanta ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, isagoo helay 84 cod oo kamid ah 101dii ergo ee codeenaysay.

Doorashada kursiga tirsigiisu yahay Hop #104 ee golaha shacabka BJFS ayaa ka bilaabatay magaalada dhuusamareeb ee xarunt...
24/11/2021

Doorashada kursiga tirsigiisu yahay Hop #104 ee golaha shacabka BJFS ayaa ka bilaabatay magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxaana kursigaan ku loolamaya Mahad Cabdalle cawad iyo Shukri Cali Faarax.

Hambalyo Xil Maxamuud Cabdiraxmaan Cumar oo ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay Hop #272 ee golaha shacabka BFS.
24/11/2021

Hambalyo Xil Maxamuud Cabdiraxmaan Cumar oo ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay Hop #272 ee golaha shacabka BFS.

Axmed Cismaaan Diiriye ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop #233 ee golaha shacabka JFS isagoo kaga guuleysta...
23/11/2021

Axmed Cismaaan Diiriye ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop #233 ee golaha shacabka JFS isagoo kaga guuleystay tartanka Dayib Cabdulqaadir Jaamac.

Maxamed Haaruun Cabdullaahi ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop #208 ee golaha shacabka JFS isagoo kaga guul...
23/11/2021

Maxamed Haaruun Cabdullaahi ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop #208 ee golaha shacabka JFS isagoo kaga guuleystay Axmed Cali Maxamuud oo la tartamay.

Shaacinta doorashada labo kursi oo kala ah; HOP 026, HOP 104.
23/11/2021

Shaacinta doorashada labo kursi oo kala ah; HOP 026, HOP 104.

Faadumo Xasan Cali ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay 210 ee golaha shacabka JFS  ka dib markii ay ka tanaasus...
23/11/2021

Faadumo Xasan Cali ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay 210 ee golaha shacabka JFS ka dib markii ay ka tanaasushay doorashada, Hoodo Cabdi Xaashi.

Aamina Cumar Jaamac ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay 202 ee golaha shacabka JFS  ka dib markii ay ka tanaasu...
23/11/2021

Aamina Cumar Jaamac ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay 202 ee golaha shacabka JFS ka dib markii ay ka tanaasushay doorashada, Aamina Cismaan Diiriye.

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku guuleystay kursiga Hop #225 ee golaha shacabka isagoo kaga guuleystay Cabdiraxmaan ...
23/11/2021

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku guuleystay kursiga Hop #225 ee golaha shacabka isagoo kaga guuleystay Cabdiraxmaan Warsame Saciid oo la tartamay.

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa  maanta gudoonsiiyey shahaadada murashaxnimo xubno soo buuxiyey shuruudaha musharnimada...
22/11/2021

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa maanta gudoonsiiyey shahaadada murashaxnimo xubno soo buuxiyey shuruudaha musharnimada, xubnahaa oo soo buuxiyey shuruudaha musharixiinta aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan Galmudug,
HOP #054
HOP #104
HOP #067
HOP #026

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifatah Jele posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share