Business Discovery

Business Discovery Bogga soo bandhigidda, dhiiragelinta, Falanqeynta Fursadaha, Maalgashiga iyo Heshiisyada Ganacsiga Soomaaliya

Tani waa warqaddii ugu hadal haynta badnayd ee uu qoray Patrice Lumumba kahor intii aan la shirqoolin oo uusan galban.Pa...
02/06/2019

Tani waa warqaddii ugu hadal haynta badnayd ee uu qoray Patrice Lumumba kahor intii aan la shirqoolin oo uusan galban.

Patrice waxa uu ahaa siyaasi u dhashay Jahmuuriyadda dimuquraadiga ee Congo sidoo kale na ahaa raysal wasaarihii ugu horreyey ee dalkaas. Patrice Emery Lumumba waxaa shirqool lagu dilay maanta oo kale bishii June 2, sannadkii 1961-dii, isaga oo jira da'da 36 sano. Maanta ayay ku beegtahay 57-meeyadii kasoo wareegtay maalintii isaga oo garbo duuduub u xiran ay taliskii afgambiga talada dalka Congo kula wareegay ee uu hoggaamiyey Joseph Desire Mobut, oo ahaa agaasimihiisii madaxtooyad (Chief of staff), ay toogasho ku dileen Lumumba.

Discovering issues, telling human stories & history

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Business Discovery posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share