Awoodda Dhalinyarada

Call Contact the business

Awoodda Dhalinyarada Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Awoodda Dhalinyarada, Media, Km4, Mogadishu.

10/10/2026

Dhibic roobow da’adow, dhulka oo dhan martow,
Dhirta udgoon badan, ubax wada dhalisow…

09/10/2026

Jimco Kariim dhammaan dhallinyarada da'doodu ay ka yar tahay 40 sano.

Maxay faa’iido u leedahay dalka in la kala saaro xilalka Xildhibaanimada iyo Wasiirnimada? Dhalinyaraduna fursad ma heli...
08/10/2026

Maxay faa’iido u leedahay dalka in la kala saaro xilalka Xildhibaanimada iyo Wasiirnimada? Dhalinyaraduna fursad ma heli doonaan?

07/10/2026

Waqti waxaan soo marnay siyaasiinteena ay ku faani jiray inay waddan hebel oo cadow ku ah Soomaaliya ay wakiil u yihiin. Laakiin hadda waaba laga dhaaranayaa iyadoo lacag laga soo qaato, cabsi ay ka qabaan dowladda oo xoogaysatay awgeed, si qarsoodi ah ayay rabaan inay u fuliyaan dhagarta cadowga.

07/10/2026

Dhulkeena Quruxda Badan.

Cadow aan ognahay inuu yahay cadow Soomaaliyeed ayaa haddana nagu dhex nool, isagoo na leh “Amnigiinna ayaan idiin sugay...
07/10/2026

Cadow aan ognahay inuu yahay cadow Soomaaliyeed ayaa haddana nagu dhex nool, isagoo na leh “Amnigiinna ayaan idiin sugaynaa.”

Itoobiya, tan iyo dagaalkii 1977-kii, waxaa caqiido iyo mabda’ u ahaa burburinta dalkeenna, kala-qaybinta siyaasiyiinta iyo dhex-galka shacabka Soomaaliyeed, si aysan udhismin dowlad soomaaliyeed oo awood leh.

07/10/2026

MP Salad Ali Jelle.

07/10/2026

𝗚𝗼𝗯𝗼𝗹𝗸𝗮 𝗝𝘂𝗯𝗯𝗮𝗱𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲 waa barwaaqo sooranta Soomaaliya, balse nasiib darro weli fursad uma helin in shacabkiisu si buuxda uga faa’iideystaan khayraadka iyo fursadaha ku jira gobolkooda.

Soomaaliyeey, iska jira saddexdan nin Waxay malaayiin lacag ah kasoo qaateen Imaaraadka iyo Yuhuudda, si ay caasimadda d...
06/10/2026

Soomaaliyeey, iska jira saddexdan nin Waxay malaayiin lacag ah kasoo qaateen Imaaraadka iyo Yuhuudda, si ay caasimadda dalka ee Muqdisho u burburiyaan oo ay dagaal uga oogaan.

06/10/2026

Madaxweynaha ilaa 2050, haddii aan nahay shacabka Soomaaliya ma waxaan garan la’nahay inta ay garteen shacabka reer Jabuuti, shacabka Itoobiya iyo shacabka Uganda?

Address

Km4
Mogadishu

Telephone

+252617073055

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awoodda Dhalinyarada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Awoodda Dhalinyarada:

Shortcuts

Share

Category