Allahu Akbar

Allahu Akbar (I love prophet muhammad) Allahu Akbar (I love prophet muhammad)

16/03/2022
10/03/2022

UK oo cunaqabatayn kusoo rogtay milkiilaha Chelsea Abramovich
Dowlada UK ayaa cunaqabateyn kusoo rogtay milkiilaha kooxda kubada cagta Chelsea Roman Abramovich.

Bilyaneerka Ruushka ayaa ka mid ah todobo qof oo Ruush ah oo hantidooda la xayiray.

Dukumeenti khasnadda UK ah oo la soo galiyay khadka, Abramovich waxaa lagu tilmaamay inuu yahay "pro-Kremlin oligarch" kaasoo xiriir dhow la leh madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.
Abramovich ayaa horay u beeniyay inuu xiriir dhaqaale oo dhow la leeyahay Putin ama Kremlin-ka.

08/03/2022
06/03/2022

MARAYKANKU OO SHEEGAY IN UU POLAND ‘SI FIRFIRCOON’ UGALA SHAQAYNAYAY IN DIYAARADO LOO DIRO UKRAINE
Dublamaasi sare oo Maraykan ah ayaa sheegay in Maraykanku uu ka shaqaynayo heshiiska kadib markii Kyiv ay uu ka codsaday xulafadiisa inay u soo diraan diyaarado dagaal si ay ula dagaalamaan Ruushka.
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay in Maraykanku uu ka shaqaynayo heshiis uu Poland la gelayo si uu Ukraine u siiyo diyaarado xilli uu Ruushku ku duulayo.

"Waxaan hadda si firfircoon u eegeynaa su'aasha ku saabsan diyaaradaha ay Poland siin karto Ukraine oo aan eegayno sida aan awood ugu yeelan karno in aan dib u buuxinno haddii Poland ay go'aansato inay bixiso diyaaradahaas," ayuu u sheegay suxufiyiinta Axaddii intii lagu jiray booqasho uu ku tagay Moldova.

04/03/2022

Maxaa Ka soo Baxay Kulankii Wasiirada Arimaha dibada Ee NATO

03/03/2022

Todobaad ayaa laga jooga dagaalka Ukrain iyo Ruushka

03/03/2022

wararkii ugu danbeeyay ee Ruushka iyo Ukrain

Address

Mogadishu
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Allahu Akbar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category