SOSMI Training Center

SOSMI Training Center Somscreen Media Institute (SOSMI) is a professional training center dedicated to empowering Somali youth with knowledge and skills in the media industry.

The institute boasts a team of highly experienced trainers and industry experts who work closely with students to prepare them for competitive roles in the local and global job market.

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ, Maalinta Xorriyadda & Midnimada ummada soomaaliyeed
01/07/2025

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ, Maalinta Xorriyadda & Midnimada ummada soomaaliyeed

29/06/2025

5 Maalmood ayaa kadhiman qiimo dhimista
28/06/2025

5 Maalmood ayaa kadhiman qiimo dhimista

6 maalin ayaa ka dhiman, Hadii aadan ka faaiideysanin, weli wey socotaa qiimo dhimista 30%
27/06/2025

6 maalin ayaa ka dhiman, Hadii aadan ka faaiideysanin, weli wey socotaa qiimo dhimista 30%

Hambalyo waa jumcadii ugu horeysay ee sanadka cusub 1447 hijri. Alle ha inooga dhigo mid wata Caafimaad, Barwaaqo, Nabad...
27/06/2025

Hambalyo waa jumcadii ugu horeysay ee sanadka cusub 1447 hijri. Alle ha inooga dhigo mid wata Caafimaad, Barwaaqo, Nabad, Horumar iyo Farxad.

Hambalyo sanadka cusub. Alle ha inooga dhigo mid wata Caafimaad, Barwaaqo, Nabad, Horumar iyo Farxad.
26/06/2025

Hambalyo sanadka cusub. Alle ha inooga dhigo mid wata Caafimaad, Barwaaqo, Nabad, Horumar iyo Farxad.

Hadii aadan ka faaiideysanin, weli wey socotaa qiimo dhimista 30%
26/06/2025

Hadii aadan ka faaiideysanin, weli wey socotaa qiimo dhimista 30%

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo 65 Sano oo Xorriyad ah๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดWaxaan farxadda maalmaha Xoriyadda oo ay ugu horeyso 26 June la qaadanaynaa Shacabka...
26/06/2025

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo 65 Sano oo Xorriyad ah๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Waxaan farxadda maalmaha Xoriyadda oo ay ugu horeyso 26 June la qaadanaynaa Shacabka Somaliyeed ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐Ÿ’™ Waa maalin xasuus iyo sharaf mudan, waana dhaxal ay inoo reebeen halyeyadii Soomaaliyeed ee naf iyo maal u huray xorriyadda ummadooda.

Waa maalin aan ku faano, una dabaaldego gobonimada iyo riyada qaran Soomaaliyeed oo salkeedu yahay midnimo, nabad iyo dowladnimo xor ah.

Markale iyo Koorso Cusub!Nagu soo biir Koorsada Visual StorytellingMudada: 1 MonthSomscreen Media Institute (SOSMI)Xarun...
24/06/2025

Markale iyo Koorso Cusub!
Nagu soo biir Koorsada Visual Storytelling
Mudada: 1 Month
Somscreen Media Institute (SOSMI)
Xarunta: Farah Ugas Central Mall, KM4-Mogadishu

Waxaan diyaar u nahay haqabtirka hamigiina!

Mar walba iyo meel walba!!

Fadlan nagala soo xiriir
Whatsapp ka
https://wa.me/message/WYGPCYNXQN7VG1

20/06/2025

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOSMI Training Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SOSMI Training Center:

Share