Plasma alumni doctors association

Plasma alumni doctors association Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Plasma alumni doctors association, Digital creator, Km6, Seypiano Afgoe Road, Mogadishu.

πŸŽ“πŸŽ‰ Hambalyo Hambalyo Hambalyo πŸŽ“πŸŽ‰Waxaan halkaan hambalyo iyo farxad u diraynaa walaasheen Dr. Fahmo Ahmed Ali, oo si guul...
25/10/2025

πŸŽ“πŸŽ‰ Hambalyo Hambalyo Hambalyo πŸŽ“πŸŽ‰

Waxaan halkaan hambalyo iyo farxad u diraynaa walaasheen Dr. Fahmo Ahmed Ali, oo si guul leh u dhammaystay Heerka Labaad ee Waxbarashada Sare (Master of Medicine in Obstetrics and Gynecology – MMed OBGYN) ee Jaamacadda Kampala International University (KIU).

Waxaan Eebbe ka baryeynaa in cilmiga ay baratay uu u noqdo mid anfaca iyada iyo bulshada Soomaaliyeedba.

Insha Allah! 🌟

πŸŽ“πŸŽ‰ Hambalyo Hambalyo Hambalyo πŸŽ“πŸŽ‰Waxaan halkaan hambalyo iyo farxad u diraynaa walaasheen Dr. Fathi Abdi Farah, oo si guu...
25/10/2025

πŸŽ“πŸŽ‰ Hambalyo Hambalyo Hambalyo πŸŽ“πŸŽ‰

Waxaan halkaan hambalyo iyo farxad u diraynaa walaasheen Dr. Fathi Abdi Farah, oo si guul leh u dhammaystay Heerka Labaad ee Waxbarashada Sare (Master of Medicine in Obstetrics and Gynecology – MMed OBGYN) ee Jaamacadda Kampala International University (KIU).

Waxaan Eebbe ka baryeynaa in cilmiga ay baratay uu u noqdo mid anfaca iyada iyo bulshada Soomaaliyeedba.

Insha Allah! 🌟

πŸŽ“πŸŽ‰ Hambalyo Hambalyo Hambalyo πŸŽ“πŸŽ‰Waxaan halkaan hambalyo iyo farxad u diraynaa walaalkeen Dr. Abdullahi Ali Mohamed Bulle...
25/10/2025

πŸŽ“πŸŽ‰ Hambalyo Hambalyo Hambalyo πŸŽ“πŸŽ‰

Waxaan halkaan hambalyo iyo farxad u diraynaa walaalkeen Dr. Abdullahi Ali Mohamed Bulle, oo si guul leh u dhammaystay Heerka Labaad ee Waxbarashada Sare (Master of Medicine in Surgery – MMed Surgery) ee Jaamacadda Kampala International University (KIU).

Waxaan Eebbe ka baryeynaa in cilmiga aad baratay uu kuu noqdo mid anfaca adiga iyo bulshada Soomaaliyeedba.
Sidoo kale, waxaan bogaadinaynaa guusha kale ee ah inaad ka heshay shaqo dalka Uganda.

Rajadeennu waa inaad door muuqda ka qaadato horumarinta iyo badbaadinta caafimaadka bulshada Soomaaliyeed markaad dib ugu soo laabato dalkada.

Insha Allah! 🌟

πŸŽ“πŸŽ‰ Hambalyo Hambalyo Hambalyo πŸŽ“πŸŽ‰Waxaan halkaan hambalyo iyo farxad u diraynaa walaalkeen Dr. Kalif Abdullahi Farah, oo s...
25/10/2025

πŸŽ“πŸŽ‰ Hambalyo Hambalyo Hambalyo πŸŽ“πŸŽ‰

Waxaan halkaan hambalyo iyo farxad u diraynaa walaalkeen Dr. Kalif Abdullahi Farah, oo si guul leh u dhammaystay Heerka Labaad ee Waxbarashada Sare (Master of Medicine in Surgery – MMed Surgery) ee Jaamacadda Kampala International University (KIU).

Waxaan Eebbe ka baryeynaa in cilmiga aad baratay uu kuu noqdo mid anfaca adiga iyo bulshada Soomaaliyeedba.
Rajadeennu waa inaad door muuqda ka qaadato horumarinta iyo badbaadinta caafimaadka dalka.

Insha Allah! 🌟

πŸŽ‰ HAMBALYOWaxaan si sharaf iyo farxad leh ugu hambalyeyneynaa hoggaanka cusub ee loo doortay Ururka Dhaqaatiirta Soomaal...
19/07/2025

πŸŽ‰ HAMBALYO

Waxaan si sharaf iyo farxad leh ugu hambalyeyneynaa hoggaanka cusub ee loo doortay Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed (SMA).

✨ Sidoo kale, waxaan si gaar ah u bogaadineynaa labada xubnood ee ka tirsan Ururka Dhaqaatiirta Qalinjabiyaasha Jaamacadda Plasma (PADA) ee loo doortay xilal muhiim ah oo ka mid ah Golaha Fulinta:

1️⃣ Dr. Faduma Nur Aden – Xoghayaha Xaaladaha Degdegga & Arrimaha Bulshada

2️⃣ Dr. Hassan Nor Dinle – Xoghayaha Xiriirka Dadweynaha & Xiriirka Caalamiga.

🌟 PADA waxay idiin rajeyneysaa guul waarta, adkaysi, iyo horumar joogto ah, anagoo idin garab taagan mar walba!

πŸ”· PADA – Codka Dhaqatiirta Qalinjabisay ee Jaamacadda Plasma

Waxaan halkaam uga hambalyaynaya dhakhatiirta dafcadii sagalaad ee jamacada plasma oo Ku guuleystay shalay iney soo gaba...
01/01/2025

Waxaan halkaam uga hambalyaynaya dhakhatiirta dafcadii sagalaad ee jamacada plasma oo Ku guuleystay shalay iney soo gabangabeyaan asbuci qalinjabinta. Waxaan leenahay Hambalyo Hambalyo waad ku guulaysateen halgankii aad 6-da sano soo wadeen waxaad insha alaah waad guran doontaan mirihiisa.
Kusoo dhawada xirfada dhakhtarnimada Mahadsanid

Hambalyo Dr. Nucmaan Cumar Ibrahim oo si guul ah illahay ugu soo dhameeyay MMed Surgery residency program at KIU-TH Kamp...
23/11/2024

Hambalyo Dr. Nucmaan Cumar Ibrahim oo si guul ah illahay ugu soo dhameeyay MMed Surgery residency program at KIU-TH Kampala! Tani waa guul la taaban karo oo muujinaysa dadaalkaaga iyo shaqada dhinaca qalliinka ee sanadada aad soo waday. Waxaan ku rajayneynaa mustaqbal wanaagsan iyo inaad sii wado guusha aad ka gaartay xirfada caafimaadka.
Dhammaystirka barnaamij adag ee MMed Surgery residency program waxuu muujinayaa kartidaada tacliimeed iyo xirfadeed.
Marlabaad, waxaan kuleenahay hambalyo. Insha allah waxaan ku rajeynaynaa joogtaynta guushaada iyo fulinta himilooyinkaaga dhinaca caafimaadka.

15/11/2024

َ Ψ§Ω„Ω‘ΩŽΨ°ΩΩŠΩ†ΩŽ Ψ₯ِذَا أَءَابَΨͺْهُم Ω…Ω‘ΩΨ΅ΩΩŠΨ¨ΩŽΨ©ΩŒ Ω‚ΩŽΨ§Ω„ΩΩˆΨ§ Ψ₯ΩΩ†Ω‘ΩŽΨ§ Ω„ΩΩ„Ω‘ΩŽΩ€Ω‡Ω وَΨ₯ΩΩ†Ω‘ΩŽΨ§ Ψ₯ΩΩ„ΩŽΩŠΩ’Ω‡Ω Ψ±ΩŽΨ§Ψ¬ΩΨΉΩΩˆΩ†ΩŽ
Geeridu waa xaq, mana jiro qof Reed maraya oo waa waddo sugaysa ruux walba ee adduunka dul saaran.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh iyo dareenka murugadda la qeybsanaynaa walaalken Dr-Abdirashid Tohob iyo dhaman qoyskii uu ka baxay illahaay ha u naxariistee Abe Cali Tohob Xeyle, waxan Eebbe (SWT) uga baryaynaa in uu Abe u naxariisto, kitaabkisana midigta ka siiyo, kana dhigo marti la jecel yahay.
Waxan Mawle uga baryeynaa inuu gurigisa adduunyada mid ka kheyr badan Rabbi ugu beddelo, samir iyo iimaan Allaha ka siiyo dhaman umada somaliyeed gar ahaan qoyskii iyo asxaabta uu ka geeriyooday!

Guul ayaan ku rajeyneynaa Dr liban mohamed yusuf
13/11/2024

Guul ayaan ku rajeyneynaa Dr liban mohamed yusuf

Shirka Sanadlaha ee Ururka Dhaqatiirta Qalinjabiyasha Jamacada Plasma oo guul Noogu soo dhamaday Insha allah illahay han...
31/03/2024

Shirka Sanadlaha ee Ururka Dhaqatiirta Qalinjabiyasha Jamacada Plasma oo guul Noogu soo dhamaday Insha allah illahay hanaga gaarsiyo Sanadka kale nabad qab

PADA 2024
Ramadan Kareem

Salaada Afur wadareedka oo lagu oogay hallka madasha Ururka Dhaqatiirta Qalinjabiyasha Jamacada Plasma
30/03/2024

Salaada Afur wadareedka oo lagu oogay hallka madasha Ururka Dhaqatiirta Qalinjabiyasha Jamacada Plasma

Hadal jeedinta Guddoomiyaha cusub ee Degmada Boondheere, Guddoomiye C/llaahi Xasan Sheekh Cabdi oo dhaweyntisu ajandaha ...
30/03/2024

Hadal jeedinta Guddoomiyaha cusub ee Degmada Boondheere, Guddoomiye C/llaahi Xasan Sheekh Cabdi oo dhaweyntisu ajandaha shirka kamid aheed. Si kastaba ha ahaatee, Waxuu bogaadiyay Shirka Sannadlaha ah ee Ururka Dhakhaatiirta Jaamacadda Plasma, waxaanu ugu hambalyeeyay Dr. Rafic inuu noqday Guddoomiyaha cusub ee Ururka. Guddoomiyaha ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kartida Dr. Rafic uu u leeyahay inuu kor u qaado midnimada iyo iskaashiga dhakhaatiirta ka qalin jabisay jaamacadda.

Address

Km6, Seypiano Afgoe Road
Mogadishu

Telephone

+252615334466

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Plasma alumni doctors association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Plasma alumni doctors association:

Share