Yusuf Abdi Shire

Yusuf Abdi Shire Communication Specialist | Journalist | Politics | Climate Change Advocate

| Instagram | yuusuf.shire
| Snap-chat | Yuushire
| Email : [email protected]
| Mobel : +254790100052

"Fadlan Nagu soo biir"

09/10/2026

Abtiyoow sideed wiil ku yidhi, iilka ugu
quudhay?

Kuraasta ayaa sii bannaanaanayay xilli Madaxweyne Trump uu mid mid u soo bandhigayay musharraxiinta Jamhuuriga ee uu doo...
09/10/2026

Kuraasta ayaa sii bannaanaanayay xilli Madaxweyne Trump uu mid mid u soo bandhigayay musharraxiinta Jamhuuriga ee uu doonayo in cod-bixiyayaashu taageeraan, isagoo sidoo kale weeraraya musharraxiinta Dimuqraadiga.

Trump wuxuu sheegay in garoonku buuxo oo uusan qofna ka bixin. Hase yeeshee, weriye goobta joogay ayaa sheegay inuu arkay kuraas bannaan iyo dad badan oo kusii qul-qulaya albaabada laga baxo.

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in haddii Jamhuuriyiintu sii haystaan awoodda saddexda dhinac ee dowladda federaalk...
09/10/2026

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in haddii Jamhuuriyiintu sii haystaan awoodda saddexda dhinac ee dowladda federaalka — Aqalka Cad, Senate-ka iyo House-ka — dadka qaangaarka ah ee Mareykanka la siin doono $5,000.

Shirkii xisbiga Jamhuuriga ee loogu diyaar garoobayay doorashooyinka xiliga dhexe ee Mareykanka (midterm elections) oo Arbacadii ka dhacay Dallas ayuu warkan ka sheegay.

Trump faahfaahin badan k**a bixin sida qorshuhu u shaqeyn doono ama halka lacagtu ka imaan doonto. Warbixinnada hadda jira waxay sheegayaan in bixinta $5,000 qof kasta ay ku kici karto in ka badan $1 trillion.

HISTORY MADE IN MINNEAPOLIS. 🚀With hundreds of attendees, major corporate partners, and keynotes from Mayor Jacob Frey a...
09/08/2026

HISTORY MADE IN MINNEAPOLIS. 🚀

With hundreds of attendees, major corporate partners, and keynotes from Mayor Jacob Frey and cybersecurity Engineer CEO of NoHack Yasmin Abdi,Somali Networking Night 2026 proved that the power of diaspora enterprise has officially arrived.

Catch the full coverage and key takeaways published now in Global Somali Magazine.

Tap the link to read more: https://globalsomalimagazine.com/2026/09/08/somali-networking-night-2026-hundreds-of-diaspora-leaders-gather-in-minneapolis/

09/04/2026

Wariye Jeylaani Xuseen Yusuf oo booqday gurigii xalay la duqeeyay ee uu dagana Taliye Shub kaas oo ku yaalla Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo.

Minnesota is ready.Yasmin Abdi — Founder & CEO of noHack, former Security Engineering Leader at Google, Meta, and Snapch...
09/04/2026

Minnesota is ready.

Yasmin Abdi — Founder & CEO of noHack, former Security Engineering Leader at Google, Meta, and Snapchat — is coming to Minneapolis.

On September 5, 2026, she takes the Somali Networking Night stage as our keynote speaker to deliver her address on "The New Generation: Technology, Entrepreneurship & Innovation."

This is the room. This is the stage. Are you in it?

🎟 Reserve your seat — https://www.eventbrite.com/e/somali-networking-night-2026-inspire-connect-transform-tickets-1989842074209
📅 Saturday, September 5, 2026
📍 Delta Hotels Minneapolis Northeast | Minneapolis
👔 Business Formal | Modest | Cultural Wear Welcome

MINNEAPOLIS — Laba qof ayaa ku dhintay, ugu yaraan 6 qofna way ku dhaawacmeen, kadib toogashadii galabnimadii Arbacada k...
09/03/2026

MINNEAPOLIS — Laba qof ayaa ku dhintay, ugu yaraan 6 qofna way ku dhaawacmeen, kadib toogashadii galabnimadii Arbacada ka dhacday dhisme ku yaalla 15 East Grant Street ee bartamaha Magaalada Minneapolis.

Laba askari oo boolis ah ayaa rasaas lagu dhuftay, mid lugta laga dhaawacay halka kan kalena uu galay qalliin. Askari saddexaad ayaa isna dhaawacmay, balse rasaas ma haleelin.

Ninka looga shakisan yahay toogashada ayaa isna dhintay. Ilo wareedyo ayaa xaqiijiyay in ninkaasi ahaa Carlton Johnson II, oo ahaa 35 jir ah.

Dukumentiyada maxk**adda waxay muujinayaan in dhammaadkii bishii June laga gudbiyay dacwad la xiriirta ka saarista guriga (eviction) isaga iyo dhammaan dadka kale ee deggenaa gurigiisa ee Loring Towers.

Diiwaannada maxk**addu waxay sidoo kale tilmaamayaan in Johnson uu h**ey ugu hanjabay inuu qori adeegsanayo amniga dhismaha iyo dad kale, isla markaana dhowr jeer lagu arkay isagoo qori dhexda surwaalka ku sita oo soo bandhigaya.

Waxa kale oo uu lahaa taariikh xarigyo h**e oo la xiriira daroogo iyo rabshado qoys (domestic violence).

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in toogashadu ay ku bilaabatay muran qoys, kadibna ninka hubaysnaa uu rasaas ku furay askartii goobta u timid, isaga oo dib ugu cararay guri ku yaalla dhismaha.

FBI-da iyo hay’adaha gobolka Minnesota ayaa ka qeyb qaadanaya baaritaanka.

Waaweynka ayaa badiyay Caawa.
08/30/2026

Waaweynka ayaa badiyay Caawa.

Wasaaradda Amniga Puntland ayaa sheegtay in markabka MV LUTUF iyo shaqaalihii saarnaa la sii daayay, kaddib markii marka...
08/29/2026

Wasaaradda Amniga Puntland ayaa sheegtay in markabka MV LUTUF iyo shaqaalihii saarnaa la sii daayay, kaddib markii markabka lagu afduubtay xeebaha Puntland 17-kii Agoosto 2026.

Puntland waxey xaqiijisay iney dhaceen xiriirro telefoon oo u dhexeeyay mas’uuliyiin ka tirsan DFS, Turkiga iyo burcad-badeedda haystay Markabka, kuwaas oo ujeeddadoodu ahayd in la fududeeyo bixinta lacagta madax-furashada.

Wasaaraddu waxay sheegtay in Puntland ay xiriir la samaysay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Türkiye, isla markaana ay dalbatay in mas’uuliyadda kiiska si rasmi ah loogu wareejiyo Puntland.

Puntland waxay horay ugu baaqday in laga fogaado faragelinta, lana siiyo hay’adaha amniga Puntland fursad ay ku maareeyaan arrintan.

🔥 The Largest Somali Professional Gathering of the Year!Don’t miss Somali Networking Night  2026 on Saturday, Sept 5 at ...
08/26/2026

🔥 The Largest Somali Professional Gathering of the Year!

Don’t miss Somali Networking Night 2026 on Saturday, Sept 5 at Delta Hotels Minneapolis NE!

Connect: 600+ Executives, Entrepreneurs & Policy Makers

Keynote: Yasmin Abdi (CEO, noHack)

Culture: Live Performance by the Somali Museum Dance Troupe

Growth: Speed Networking, Dedicated Panels & Business Spotlights

Space is strictly limited, lock in your seat today!

Delta Hotels Minneapolis NE | Sat, Sep 5, 2026 @ 5:00 PM

Tickets: https://www.eventbrite.com/e/somali-networking-night-2026-inspire-connect-transform-tickets-1989842074209

Address

Minneapolis, MN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yusuf Abdi Shire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yusuf Abdi Shire:

Shortcuts

Share