Fiidoow Media Network

Fiidoow Media Network Fiidoow Media, waa Warbaahin madax bannaan oo u adeegta Bulshada. Waxaan idiin soo gudbinnaa Xogo caafimaad, Tiknoolajiyad iyo Warar. Twitter/Fiidoowmedia

MAXAA KA TAQAAN BOGGA FIIDOOW MEDIA? Fiidoow Media, waa Warbaahin madax bannaan oo u adeegta Bulshada afka Soomaliga ku hadasha. Waxaan idiin soo gudbinnaa Xogo caafimaad, Tiknoolajiyad iyo Warar Dal iyo Dibad ah, isla xilliga dhacdada. Ujeedka Fiidoow Media waa helidda XOG Cilmiyeed dheeli tiran oo ku dhisan dhab ahaansho. FIIDOOW MEDIA waa warbaahin madaxbannaan. FIIDOOW MEDIA waxaa uu ilaalina

yaa anshaxa iyo haybadda saxaafadda. FIIDOOW MEDIA waa Hogaamiyaha website-yada Afka soomaaliga, dhanka Sayniska iyo Tiknoolajiyadda. Wararka FIIDOOW MEDIA waxaa diyaariya oo tabiya wariyayaal ku kala baahsan Gobollada Dalka iyo dibeddiisaba. Bogga FIIDOOW MEDIA waxa uu idiinla wadaagayaa faallooyin iyo qoraallo ay hal-abuureen Aqoonyahanno iyo Qorayaal caan ah. FIIDOOW MEDIA waxa uu dhiirro gelinayaa ra’yiga Bulshada iyo wixii aqoon-isweydaarsi iyo ráyi-wadaag ah. Wixii Talo, Tusaale iyo Xog ah nagula wadaag: [email protected]. Halkan ka hel Boggeenna Facebook

Halkan naga Follow garee, Barta Twitter-ka FIIDOOW MEDIA

Address

Mogadishu

Products

Somali News, Newsletter,Research, IT Apps, News Reports and Medicine issues

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fiidoow Media Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fiidoow Media Network:

Share