Somali Investigative Journalism Network

Somali Investigative Journalism Network Somali Investigative Journalism Network is nonprofit organization in Somalia dedicated to promoting investigative journalism in Somali newsrooms.

Booliska Uganda ayaa sheegay inay hayaan Macluumaadka Nin ka tirsan Alshabaab oo qorshaynayay inuu qaraxyo ka gaysto Kam...
12/11/2019

Booliska Uganda ayaa sheegay inay hayaan Macluumaadka Nin ka tirsan Alshabaab oo qorshaynayay inuu qaraxyo ka gaysto Kampala, kaasoo hadda lagu raad joogo.
Ninkan oo Soomaali ah ayaa lagu sheegay magaciisa Cabdalla Alzarqaawi. Wuxuuna ka yimid Sudan.
Cid kasta oo haysta Macluumaadka Ninkan waxay Boolisku ka dalbadeen inay tagto Saldhiga ugu dhow.

Booliska Uganda ayaa soo dhigay bartooda ay ku leeyihiin Baraha Bulshadda Qof Soomaali ah oo ay sheegen inay raadinayaan...
10/11/2019

Booliska Uganda ayaa soo dhigay bartooda ay ku leeyihiin Baraha Bulshadda Qof Soomaali ah oo ay sheegen inay raadinayaan, kaasoo loo haysto arrimo Argagixisanimo.
Qofkan Soomaaliga ah ee ay soo dhigeen Bartooda ayaa Sawirkiisu hoos idinkaga muuqdaa. Waxaana lagu magacaabaa Abdalla Yaxye Isnaay oo loo yaqaan Alzarqaawi.
Ka sakow sheegashadda Booliska Uganda ma jiraan illo madax banaan oo xaqiijin kara waxa lagu haysto Muwaadinkan.

14/02/2015

There's many heroic underappreciated investigative journalists.
Robert Crumb

25/01/2015

Somali Investigative Journalism Network is nonprofit organization in Somalia dedicated to promoting investigative journalism in Somali newsrooms.
The Mogadishu-based Somali Investigative Journalism Network was formed in early 2014 to support independent quality professional journalism, through funding in-depth journalism projects, and offering media coaching.
Mission Statement:
The mission of Somali Investigative Journalism Network is to enhance excellence in investigative journalism, which is essential in a free society and remains key to ensure transparency, accountability and a diversity of views and opinions based on documented facts, research and multi-sources. We accomplish this by:
- Providing training, resources and a community of support to investigative journalists.
- Promoting high professional standards.
- Protecting the rights of investigative journalists.
- Ensuring the future of Somali Investigative Journalism Network as an umbrella for several national investigative journalism chapters.
- Introducing new platforms for research and publication.

Address

Wardhiigleey
Mogadishu
WWW.WARAR.NET

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Investigative Journalism Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share