Aala Axmed Binu Idriis آل احمد بن إدريس

Aala Axmed Binu Idriis آل احمد بن إدريس Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aala Axmed Binu Idriis آل احمد بن إدريس, TV Channel, Mogadisho.

Asc Dhamaan Axbaabta Page kan waa page ka rasmiga Ee Aala Axmed ibnu idriis Like- saar sina Share garey Mahadsanidin
Sido kle Dheh Chennelka Aala Axmed Ibnu Idiis Linkgan Guji
https://www.youtube.com/channel/UCZgCkjM4BzUboH5gBQ8NfKw

Soodhawaynta culimda maanta looma kala harin mashallh culimda ale hanoodhawro,  culimada nasoogaartat waxay kalayihiin 1...
16/07/2025

Soodhawaynta culimda maanta looma kala harin mashallh culimda ale hanoodhawro, culimada nasoogaartat waxay kalayihiin

1- Dr Shiikh Abuukar xasan Maalin
2- Shiikh Cabdulaahi axmed rooble
3- Sh Cabdi Siciid Shiikh Cali Cibaar
4- Muclim Axmed Yalaxow
5- Macalin Cali boorow
6- Shiikh Xasan Axmed kaahiye

مرحبا بكم علمائنا بأيد مفتوحة و قلوب منورة ،اللهم احفظ علمائنا🤲

16/07/2025

Warbixinta Siyaaradii 14-aad ee Sheikh_muxyidiin_Sheikh_HilowleCosoble Gacal iyo siyaaradii 02-aad ee Hooyadii jikada sheikh hilowle cosoble, Hooyo Maryan_Axmed_Jiiryare oo lagu qabtay xaafadda juungal, degmada yaaqshiid ee magaalada muqdisho.

By Tabiye Binu Idriis Mohammet Aala Axmed Binu Idriis آل احمد بن إدريس

15/07/2025

Markizka weeyn Ee Shiiikheyna Shiikh Cusmaan Suufi Ayaa Manta Sogaarey Dr' Shiikh Abuukar Xasan macalin & Shiikh Axmad Nuur Oo Lagu Quraan saarey by Tabiye Binu Idriis Mohammet Aala Axmed Binu Idriis آل احمد بن إدريس

13/07/2025


Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan Jamecada Aala Axmed Binu Idriis meel walba oo ay joogaan in la qabandoon ziyaraadii 7-aad Ee Banaanbaxa ziyaarada waa Galabta Khamista Tr: 21/01/1447 H kuna beegan 17/07/2025 M, isla Habenka jimco waa dhafarka ziyaarada waxaana lagu dhigayaa magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada wadajir nawaaxiga masjidka (برالوالدين) xafada kaawa godeey insha allah

F.G. si toos ah ayan idinkugu so tabin Donna insha Allah

By Aala Axmed Binu Idriis آل احمد بن إدريس

13/07/2025

Waakuma horta 5shanta xidig wax kabaro Tariiqda Iyo nolosha Shiikh Xasan macalin mu'min
Qamsato najuum
Xalqada 3aad

Shiikh Cusmaan Suufi

10/07/2025

Warbixinta Banaanbaxa Siyaaradii Allah U Naxariisto Shiikheyna Shiikh Cusmaan xidig magaalada muqdisho Tabiye Binu Idriis Mohammet

  Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan duruqu suufiya gaar ahaan jameecooyinka axmadiyada, gaar ahaan raxmaaniyada in la gaara...
09/07/2025


Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan duruqu suufiya gaar ahaan jameecooyinka axmadiyada, gaar ahaan raxmaaniyada in la gaaray Ziyaaradii 14_aad ee sheikheenii jaliilka ahaa ilaahey ha u naxariistee , iyo Ziyaaradii 2_aad Ee رحمهاالله oo aheyd hooyadii jikada Aabbe Sheikh Hilowle Cosoble, ayaa qur'aan aqriska khitmooyinkooda bilaabanayaan maalinta Talaadada ah taariikhduna tahay 12/01/1447H waafaqsan 08/07/2025M.

Waxaana qur'aan aqriska la soo khatimayaa maalinta isniinta soo socota, bannaanbaxa waxa uu dhici doonaa galabta talaadada oo ay bishu tahay 19/01/1447H waafaqsn 15/07/2025M isla habeenka arbacada soo galaysane waa dhafarkii Ziyaarada in shaa allaah.

Waxaana lagu qabanayaa Ziyaarada degmada yaaqshiid gaar ahaan xaafadda juungal Mowlaca Aabbe ee magaalada muqdisho.

Fadlan sii share garee si uu axbaab fara badan u gaaro.

الدال على الخير كفاعله.
Aala Axmed Binu Idriis آل احمد بن إدريس

 : Al-sayid Sheekh Cabdiraxiim Sheekh Xasan Qoryooleey oo caalim murabbi ah oo ku sugan magaalada Warsheekh ayaa caawa l...
08/07/2025

: Al-sayid Sheekh Cabdiraxiim Sheekh Xasan Qoryooleey oo caalim murabbi ah oo ku sugan magaalada Warsheekh ayaa caawa la kulmay Sheekh Qaasim Sheekh Cabdiraxmaan Celi oo ah Saaxibu-Sajaadaha reer Sheikh Cabdiraxmaan Celi.

Sheekh Cabdiraxiim ayaa si wayn laga dareemayo aadaabta iyo ixtiraamka culimada.

06/07/2025

Waxaan Halkan kaga tacsiyo gudaneynaa wallkena macalin Mohamed Osman Oo kasaqiirtay gabadhiisa Shafeec Aqiro Allah kagadhigo badel qeer qabo Allah kusiyo

Culumadeena Soomaaliyeed ee Shiikh Cusmaan Suufi Iyo Sh Cabdifitaax usuuli oo Ah mid ka mid culimada waaweyn ee Soomaali...
05/07/2025

Culumadeena Soomaaliyeed ee Shiikh Cusmaan Suufi Iyo Sh Cabdifitaax usuuli oo Ah mid ka mid culimada waaweyn ee Soomaaliyeed ee naf iyo maal u huray faafinta diinta Islaamka iyo kobcinta dareeqada Ahlu-Sunna Wal-Jamaaca. Cimri dheer Iyo Cibaado Allah siyo by Tabiye Binu Idriis Mohammet Aala Axmed Binu Idriis

04/07/2025

Kalimad qiimo badan :- Shekheyna Shiikh Axmad Sheikh U weys " dardaaran Saaxibu-sajaadaha dariiqada Qaadiriyada

02/07/2025

Warbixin Waxaa manta Sogaarey Hogaamiyaha Ahlu dariiqa Ee Shiikh Axmad Shiikh Cabdiraxiim

Qidmo Aqriska Siyaaradii Allah U Naxariisto Shiikh Xuseen Cade

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aala Axmed Binu Idriis آل احمد بن إدريس posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category

Ujeedo

Page kani waxaan u sameynay in bulshada soomaaliyeed ugu faa'ideyno isla markaana aan u soo gudbino Barnaamijyo Diini ah, Waxaan sido kale si toos ah uso galin doonaa Xilqooyin Digri ah Muxadarooyin iyo Subac insha allah kuwas o baahi ay u qabaan ahlu qeyrka insha allah