Suuq TV

Suuq TV Suuq Tv wuxuu kugu caawin donaa in aad hesho qiimaha ugu fiican ee goobta aad ka heli karto.

Waxaan dib u habayn ku samaynay loogadeena oo markaan si toos ah ugu turjumaysa magaca iyo astaanta shirkada.
29/07/2025

Waxaan dib u habayn ku samaynay loogadeena oo markaan si toos ah ugu turjumaysa magaca iyo astaanta shirkada.

Qofka cinwaanka laga jabsan rabo badan waxaa lagu abuuraa cabsi ah in uu wayn doono Cinwaankiisa baraha bulshada. Cabsid...
17/07/2025

Qofka cinwaanka laga jabsan rabo badan waxaa lagu abuuraa cabsi ah in uu wayn doono Cinwaankiisa baraha bulshada.
Cabsidisa ayeyna u ruumeeyaan marka ugu dambeeso oo cinwankiisa ayey qataan kadib markii uu qofkii ku dhufto LiNK loosoo share gareeyay.

Fadlan haku dhufan LINK laguso share gareeyay.

Cidna kaama qaadan karto cinwaankaaga hadaadan la wadaagin Password yadaada ama aadan ku dhufan link lagu so diray.



Ku xirnow page keena si aad u hesho qiimaha ugu fiican uguna tayo wanaagsan suuq
17/07/2025

Ku xirnow page keena si aad u hesho qiimaha ugu fiican uguna tayo wanaagsan suuq



Astaanta shirkada oo dib u habayn ku samaynay waxaa la socda adeegyo badan oo xiiso leh. page kaan ku xirnow hadii aad r...
11/07/2025

Astaanta shirkada oo dib u habayn ku samaynay waxaa la socda adeegyo badan oo xiiso leh.

page kaan ku xirnow hadii aad rabto beecyada ugu fiican magaalada.

Suuq Tv wuxu kugu bisharaynayaa in Dalmar Specialist & Teaching Hospital uu ku samaynaayo qiimo dhimis 30% dhaman Qaliin...
11/02/2025

Suuq Tv wuxu kugu bisharaynayaa in Dalmar Specialist & Teaching Hospital uu ku samaynaayo qiimo dhimis 30% dhaman Qaliinada kuna eg 27-da bisha Feb 2025.

Ka faa'idaysi wacan.
Share dheh oo gaarsii qof u baahan.

Suuq Tv isbucaan Discount-ka ku jira Midnimo Supermarket.Ka faa'ideeso ama ugu faa'idee asxaabtaada.Waxman ku samayn doo...
11/02/2025

Suuq Tv isbucaan Discount-ka ku jira Midnimo Supermarket.
Ka faa'ideeso ama ugu faa'idee asxaabtaada.

Waxman ku samayn doonaa xayeesiis free ah hadii goobtaada ganacsi ay ku jirto Discount ka badan 10%.
Fadlan nagala soo xariir numberka watsapp ka.

18/10/2024

𝐌𝐚𝐡𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐁𝐚𝐝𝐞𝐞𝐜𝐨 ku jirta 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 𝟐𝟎% 𝐢𝐲𝐨 𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧?
Hadii Jawaabta Haa tahay 𝐒𝐔𝐔𝐐 𝐓𝐕 wuxu ku samayn doonaa 𝐱𝐚𝐲𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐟𝐫𝐞𝐞 𝐚𝐡 si uu kugu soo xiro macaamiisha rabta in ay iibsadaan.

Fadlan nagala soo xariir Tell-ka : 0611892372
Mahadsanid.

Suuq Tv wuxuu kugu caawin donaa in aad hesho qiimaha ugu fiican ee goobta aad ka heli karto.

Address

Hodan, Taleex, Mogadishu - Somalia
Mogadishu
00252

Telephone

+252619151020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suuq TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share