Serabiyon Media

Serabiyon Media Serabiyon is a company that works on developing businesses and makes advertising that impacts society.

11/03/2026

Serabiyon Media 📽📸

28/02/2026

Maxay macaamiishu dukaankaaga u imaan la'yihiin? 🤔
Waxaa laga yaabaa inay tahay inaan dhar-bandhiggaagu (content-kaagu) gaarin taleefannadooda! 📱💻
​Serabiyon Media waxay kuu diyaarinaysaa content-kii ugu dambeeyay ee dhiirigelinaya iibka. Ha ka dib dhicin suuqa casriga ah! 🚀"

28/02/2026

Serabiyon Media 🎥

Serabiyon Media 🎥
24/02/2026

Serabiyon Media 🎥

18/02/2026

Bishii khayrka iyo naxariista ayaa noo dhalatay!🌙

​Annagoo ka duulayna farxadda bisha barakaysan ee Ramadaan, waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa dhammaan asxaabta ku xiran bogga Serabiyon Media. Waxaan idiin rajaynaynaa bishaan bisha kale inaynu ku gaarno caafimaad qab iyo horumar.
​Ramadaan Mubaarak dhammaantiis! 🌙✨

12/02/2026

Ogow Ganacsi aan lahayn content joogto ah Dadku ma oga inuu jiro, Macaamiishuna kuma aaminaayan, Iibkuna si tartiib ah ayuu hoos ugu dhacaa

Haddii aadan rabin in ganacsigaagu ka mid noqdo kuwa fashilma, nala soo hadal maanta.

Sheeko kasta weji cusub ayay leedahay! ✨Waxaan farxad weyn u leenahay Serabiyon Media inaan si rasmi ah u soo dhoweyno S...
10/02/2026

Sheeko kasta weji cusub ayay leedahay! ✨
Waxaan farxad weyn u leenahay Serabiyon Media inaan si rasmi ah u soo dhoweyno Safaa Zayid Ali, oo ku soo biirtay Serabiyon Media iyadoo ah managing Director.

Safaa waa Content Creator, Scriptwriter & Storyteller leh aragti hal-abuur leh, aqoon qoto dheer, iyo karti ay ku abuuri karto sheekooyin nuxur leh oo si toos ah u taabta quluubta dadweynaha. Hoggaaminteeda iyo hal-abuurkeedu waxay door weyn ka qaadan doonaan jihada iyo horumarka Serabiyon Media mustaqbalka.

Kusoo dhawoow Safaa! ✍️📖

Kusoo dhawaada weji cusub iyo hal-abuurnimo sare! ​Waxaa farxad weyn u ah kooxda Serabiyon Media inaan si rasmi ah u sha...
10/02/2026

Kusoo dhawaada weji cusub iyo hal-abuurnimo sare!

​Waxaa farxad weyn u ah kooxda Serabiyon Media inaan si rasmi ah u shaacinno in Apdalla Abdiwali uu noo yahay Creative Director, Video Editor & Designer.
Apdalla waxa uu keeni doonaa khibrad qoto dheer iyo aragti cusub oo kor u qaadi doonta tayada adeegyada aan u qabanno macaamiisheena qiimaha leh. Waxaan u rajaynaynaa guul iyo horumar joogto ah.
​Hambalyo Abdalla! 👏

07/02/2026

Serabiyon Media

Address

Hodan-Mogadishu-Somalia
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Serabiyon Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share