Som Education

Som Education News Personality

25/07/2026

Ma dhamaysay dugsigii sare ? Ma doonaysa jaamacad inaa bilawdid laakiin dhibkaan baa ku haysta sax ?
Booqo Someducation : https://www.someducation.com/

○ IMPORTANT UPDATE: Somalia E-Visa System HackedThere are new warnings from the US and UK about a majodata breach in Som...
15/11/2025

○ IMPORTANT UPDATE: Somalia E-Visa System Hacked
There are new warnings from the US and UK about a majodata breach in Somalia's electronic visa system.
At least 35,000 people's personal details may have been
leaked - including names, photos, dates of birth, emails
and home addresses.
Reports sav the hack may be linked to a group calling
itself Operation Birieex 2025". and some sources claim
the system had serious security flaws that made the data
easy to access. Somali authorities have not explained
what happened, but they have quietly moved the visa
service to a new website.
1 If you applied for a Somali e-visa recently, your
information may be at risk.
A The UK and US are advising people to think carefully
before entering any new data into the system
The situation has also increased tensions between
Somaliland and Somalia, with airlines and travellers stuck
between conflicting rules.
I'lI keep sharing updates as more information comes out.
Stay safe and protect your personal data.

Inaad u dabaal dagto xasoosato ku faanto weyneyso sanad walba isla waqtigee gumeysi wax aad ku sheegteen rag wada dagaal...
01/07/2025

Inaad u dabaal dagto xasoosato ku faanto weyneyso sanad walba isla waqtigee gumeysi wax aad ku sheegteen rag wada dagaalay aadna kala calaq qaadeen .
Maxay waxay ka micna tahay xasooso waan ku gumeystay xasoosi kuwa aan joogin ee dalan doona ?
Ma wax aad ugu magac dharteen maalintaxuriyada oo horay uma heysan yaa xuriyada kaa qaaday ma wax cusub baa masi wax ka dhacijiray aduunka waaye in qolada awooda roonaato ay waxa ay rabaan ku sameeyaanqolada laga guulaystay ?

Waxaa jaahilnimo ah doqonima ah in maalin aad xustaan aad u sameysateen intii kale dadkana ay idin ku raaceen badankooda ?

Hada xur ahaynin soomaalaay sidaan xal maaha

Sadax qolo mid walbana oo danteena heynin ayaa miisha joogo allaha amuuraha sahal
Xaqana na fahansee

22/06/2025

USA dagaalka way ku soo biirtay waxaa sugnaba jawaabta Iran ay ka bixiso sidee kula tahay adiga dhanka house noogu reeb arigtidaada

28/12/2024

Aduunka waxuu u dhagaalmayaa qaarad qaarad
AMA wadamo wadamo
Sidoo kale ama wadan wadan
Dhariskeena sida Ethiopia waxay u dagaal tamayaan qowmiyad qowmiyad
Halka soomaalida u u dagaaltamayaan laf laf yar
Ayadoo qoorta iska jarayo bilaa sabab
Waxaa ayaan dharo ah ethipia oo qowmiyad isku dilayso in ay anaga qoryo isku keeb dhiibto qof walbana oo ogyahay !
Maxa garashada naga qaaday soomaalaay
Dhagala eey
Allaha xaqa tusi Somalia
Amiin aamiin

09/12/2024

Aaway kuwee dawlada isku sheegaaye
Aaway kuwii lahaa dalkaan u dhaaranay
Aaway kuwii xilka isku dilaaye si umada xil ugu dhiibato ?
Suaasheyda yaa iiga Jawaabi karo
Kuwa xilka umada somalia u haayo ma naago la qabaa ok Ethiopia qabto
Naagta xitaa ninkeeda marbay la dhagaashaa
War maxay tahay waxa ka socda dalka
Qof dhamiir leh miyaa hadalkaa maqli karo waxa dadka ka socdo !
War ama xilka iska casila war gala dahaalka dhaha
Marka h**e idinkaaba dagaal galayninee madaxeey
War dalka dagaal galiya
Wlh hadii kale xamar lagaa soo qabnaa

War xitaa iska aamusa waxa jabaab ma ahan

Rag maahidinee raga miisha qabto la loo baneeyo

Xilka u dhiibta nin dalka dagaal galin karo daxdiisana hesheesiin karo

Ethiopia waad jabi doontaan isha allah idindoo sidaan ka fuulxun

Shacabka soomaliyeed mid dhahi lahaa qoriga qaata daxdiinaba waa isku qaadataan dila oo laaya kuwa Ethiopia ka idinka kala soocaynin

Maxay tahay amini oo qof Ethiopia daxdiina ku heysto oo san ku heysan wllkaa soomaliyeed

Intaa sidaa u taaliin guulaysameysaan

Madaxda mid leeyahay kaliya ka dhaaya niyad jabka umada soomaliyeed

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som Education posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Som Education:

Shortcuts

Share