Ku soodhawow pege keyga waxaadna Ka Heli Doonta wax walbo oo ku saabsan xirfada photography 📸 waxan ahay Qof jecel in uu dadka wax uso gudbiyo
27/06/2026
Shalay oo jimco ee aheed waxaan Qeeb ka aheen Hanagoo ah Team Guluub 📸🫡
Barnaamijka Guur wadareedka ee Guryosamo iyo Hormuud Salaam Foundation shaqo dheer iyo dhabar adeeg gadib ugu dambeen waan ku faraxsanahay in aan barnaamijkas oo Qeyriga ah in aan qeeb ka aheen
16/06/2026
11/06/2026
Omar Abdulkadir Artan to the world.
Artan ayaa loo dhiibay inuu garsoore ka noqdo ciyaarta finalka ee PSG iyo Astonvila.
UEFA ayaa go'aanka ku dhawaaqday hadda.
Guul weyn, oo weyn.
Hambalyo saaxiib.
10/06/2026
Somalia 🇸🇴 caalamka waxey tuseen shucuurtoda
10/06/2026
Welcome to the Home 💙🇸🇴
09/06/2026
Baabajey iyo teamkiisa Qosolka aduunka 😄😄
08/06/2026
Kabtan Baara legend
08/06/2026
Ax Xanuun 🥺
08/06/2026
Ocean Coffee ☕️ 💙 waa meel cusub oo laga furay kawaanka Xamar Wayne mogdishu Aan dhiiragalino Gabdhahaan soomaliyeed
Be the first to know and let us send you an email when Holac Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.