Mahigaan Media Solutions.

Mahigaan Media Solutions. Mahiigaan Media Solutions I Haqabtiraha Baahidaada Muuqaal Sameynta

05/07/2026

Qiso Dhexmartay Wiil dhagool ah iyo Askari jagbooynti jooga.

04/07/2026

Video Highlights

Brain Story ayaa qabatay dood bulsheed ciwaan-keedu yahay; "MHPSS in Peacebuilding: Community Perspectives on P/CVE", taas oo isu keentay, xubno ka kala socday bulshada rayidka, xarumaha dowladda, khubaro dhanka waxbarashada, saxaafadda iyo dhallinyarada si ay uga wada hadlaan doorka Caafimaadka Maanka iyo Taageerada Nafsiyeed (MHPSS) ee nabad-dhiska iyo ka hortagga fikradaha iyo dhaqamada rabshadaha ku saleysan.

Barnaamijkan oo ay support gareesay UNDP in Somalia, ayaa waxaa diiradda lagu saarayay taageerada caafimaad ee maanka iyo daryeelka nafsiyeed kuwaas oo lagu xoojinaayo nabadda iyo wadajirka bulshada.

01/07/2026

Mahigaan Media waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyayneysaa 66 sano guuradii ka soo wareegatay maalinta xorriyadda iyo Israaca Jamhuuriyadda Soomaaliya, 1-dii Luulyo 1960-kii.

1daLuulyo

21/03/2026

Sidee ayaa looga ciiday caasimada Mogadishu

20/03/2026

Ciid wanaagsan farxad ku ciida

Ciid Wanaagsan Dhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa  munaasabadda Ciiddul ๐…๐ข๐๐ซ๐ข๐ ๐š,Allah hanaga aqbalo...
19/03/2026

Ciid Wanaagsan

Dhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciiddul ๐…๐ข๐๐ซ๐ข๐ ๐š,Allah hanaga aqbalo soonka iyo cibaadada.

14/03/2026

U diyaar garoowga Ciida iyo sagoontinta Bisha Ramadaan.

Waa sidee Dukaameysigii iyo Adeegiii Ciida xiliga habeenkii

04/03/2026

Deegaanno badan oo ka tirsan Soomaaliya waxaa ka taagan abaar daran oo saameyn xooggan ku yeelatay nolosha dadka iyo duunyada. Abaarta oo ka dhalatay roob laโ€™aan daba-dheeraatay ayaa sababtay biyo-yaraan, daaq laโ€™aan iyo dhimashada xoolaha, taas oo si gaar ah u taabatay reer miyiga ku tiirsan xoolo-dhaqashada.

Qoysas badan ayaa wajahay cunto-yaraan iyo barakac, iyagoo u guuraya deegaanno kale oo biyo iyo gargaar laga heli karo.

Ka Qeyb Qaado qeylo-dhaanta abaarta Soomaaliya.

25/02/2026

Hodan, Muqdisho, Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Barakee Allahayow Xamar ๐Ÿคฒ

23/02/2026

Dhalinyarada Soomaaliyeed waxay awood u leeyihiin inay abuuraan shaqooyin waara, inkastoo ay jiraan caqabado sida abaaraha iyo maalgelin laโ€™aanta. Marka goโ€™aan iyo aqoon la isku daro, horumar waa la gaari karaa.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahigaan Media Solutions. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share