Bashiir Maxmed

Bashiir Maxmed KU SOO DHAWOW KA DAAWO BARNAMIJYO
KU XIISO GALIYA FADLAN FALLOW DHEH

02/09/2024

FARMAAJO

15/10/2023

Gurmadkii ugu horeyey usocda qaza dhulka rer falastiin

25/08/2023

Guul iyo gobonimo ssc Faysal Haye maxaad filysaaa hhhhh

26/04/2023

MADAXWEYNE FARMAAJO QABKII SOOMAALI LAGU YAQIIN WAAA MUJIYEY ADIGA ARAGTIDAADA MAXAAD KA LEDAHAY

 INAA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.Ilaahay ha u Naxaristo SACIID DHAGALAAB oo goot dhaw u dhintay Waxyeeladii ka so...
01/04/2023



INAA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

Ilaahay ha u Naxaristo SACIID DHAGALAAB oo goot dhaw u dhintay Waxyeeladii ka soo gaartay Dabkik Caawa ka kacay Degmada Caabudwaaq.

Marxuunka Dhintay iyo Aabihiis ayaa Bakhaar ku Feer Dhagan Kaalinta Gubatay ku sugnaa halkaas dabku ugu tagay.

Wiilkan dhintay ayaa kamid ahaa dadka ugu cuslaa ee masiibada dabku Caawa haleeshay waxaana sidoo kale kamid ah Bukaanata u baahan Baxnaano Caafimaad Aabihiin Dhagalaab. Oo kamid ah Dadka u baaxan Baxnaano Caafimaad.

Waxaan ooga Tacsiyaynayaa Geerida ku timid Marxuunka Dhamaan Ehelkii, Qaraabadii iyo Qoyskii iyo Guud ahaan Bulsha waynta Caabudwaaq

Aabahana ilaahay Qalbiga ha u qabiojiyo, Caafimaad Sareecana Alle ha siiyo

Aamiin

Ramadan KARIM DHAMANUMADA MUSLIMKA AH WAXAAN UMADA SOMALIYEEDKA CODSANAYaa in loo gar gaaro dadka degmada Baardheere ee ...
24/03/2023

Ramadan KARIM DHAMAN
UMADA MUSLIMKA AH
WAXAAN UMADA SOMALIYEED
KA CODSANAYaa in loo gar gaaro dadka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka barakacay dad badan oo ku noolaa guryahooda, dhimasho iyo dhaawac ayaa laga soo sheegay halkaasi, waxaana tani ay tahay masiibo dabiici ah oo

22/03/2023
22/03/2023

KU RAXAYSO KALAMKA ALLAH FADLAN SHARE LIKE COMMENTS

Halkaan waa degmada Balanballe ee Galbeedka galmudug .CEEL BAXAY CILAANLE GOLWAYNE BALI JARAIL DHIGDHIGKO DORSHAN CELDIB...
22/03/2023

Halkaan waa degmada Balanballe ee Galbeedka galmudug .
CEEL BAXAY CILAANLE GOLWAYNE BALI JARAIL DHIGDHIGKO DORSHAN CELDIBIR
DHAMAAN RAXMADDii alalha galabta KU DADAY ALXAMDU LILAAAH

19/03/2023

MUDO DHEER KADIB SOO LABASHO WANAAGSAN
ASXABTA QAALIGA SOO
DHAWAADA WAXAAN
SOO DHAWAYNEYNAA
RAMADAAN KARIIM
ILahow inta uu waqtigu
Gaarsiyo ugu dhamee
Barwaqo iyo khayr inshaa
Allah AAMIIN AAMIIN

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bashiir Maxmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share