Abdifitah Kasim Ali

Abdifitah Kasim Ali ๐Ÿš€ Founder @ Gooni Institute
๐ŸŽค Speaker & Business Mentor
๐ŸŒ Led High-Impact Events for 10K+ People

05/09/2026

Ku biir Professional Public Speaking Program โ€“ Night Classes.

๐Ÿ“ฉ Isdiiwaangeli hadda si aad u xoojiso kalsoonidaada iyo awooddaada isgaarsiineed.

02/09/2026

๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ ๐’๐ฉ๐ž๐š๐ค๐ข๐ง๐  ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ! ๐ŸŽ™๏ธ๐Ÿ’ผ
Haddii aad rabto inaad horumariso sida aad uga hadasho ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š, ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ฆ๐š๐๐š, ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐๐ค๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐๐š, barnaamijkan adiga ayaa loogu talagalay.
๐Ÿ“ฉ Isdiiwaangeli maanta, oo kobci awoodda hadalkaaga. See less

18/08/2026

Bandhigga Kobac 2026 !

Public Speaking Training at Marko cadey
10/08/2026

Public Speaking Training at Marko cadey

08/08/2026

Safarka Marko

22/06/2026

Cidna kuguma mashquulsana ee danahaaga raaco.

17/06/2026

Learn how to communicate with others

Kahor intaadan masraxa istaagin, hubi 3-dan arrimood:1. Maxaad rabtaa inaad gudbiso?2. Yaa ku dhageysanaya?3. Sideed u s...
07/06/2026

Kahor intaadan masraxa istaagin, hubi 3-dan arrimood:

1. Maxaad rabtaa inaad gudbiso?
2. Yaa ku dhageysanaya?
3. Sideed u saameyn doontaa?

โ€œQofka diyaarsan ayaa ah qofka hadalkiisu saameynta leeyahay.โ€

06/06/2026

๐ŸŽค Ma ka baqdaa inaad dadka hortooda ka hadasho?

Horumari kalsoonidaada, xooji xirfadahaaga isgaarsiinta, una hadal si xirfad leh.

Professional Public Speaking Program waa tababar online ah oo 4 isbuuc ah, kaas oo kaa caawinaya inaad si cad, kalsooni leh, oo saamayn leh u gudbiso fikradahaaga.

๐Ÿ“ Online | 4 Isbuuc

๐Ÿ“ฉ Isdiiwaangeli hadda.

Waxa si guul leh u qabsoomay Self-Confidence Masterclass oo aan u qabtay 43 ka qaybgaleyaal oo ka kala socday qaybaha wa...
02/06/2026

Waxa si guul leh u qabsoomay Self-Confidence Masterclass oo aan u qabtay 43 ka qaybgaleyaal oo ka kala socday qaybaha waxbarashada, ganacsiga, iyo xirfadaha kala duwan.
Kulankani wuxuu ahaa mid is-dhexgal leh, waxaana diiradda lagu saaray dhisidda kalsoonida nafta, horumarinta isgaarsiinta, iyo kobcinta awoodda shaqsiga.
Waxaan uga mahadcelinayaa dhammaan ka qaybgalayaasha firfircoonidooda, ka qaybqaadashadooda, iyo sida ay uga go'an tahay horumarkooda shaqsiyeed iyo xirfadeed.
Kalsoonidu waa saldhigga horumarka iyo guusha.

Address

Mogadisho
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifitah Kasim Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdifitah Kasim Ali:

Shortcuts

Share