26/05/2026
Haddii business-kaagu online joogo, aaminaadaada Ayaa korfheysa.
Dadku waxay ku goβaansadaan ilbiriqsiyo gudahood:
- inay ku aaminaan
- inay kula soo xiriiraan
- ama inay ka baxaan page-kaaga
Taasi waa sababta:
design-ka, content-ka, iyo website-ku ay muhiim u yihiin.
Aniga waxaan dhisaa digital systems isku xiran oo ka caawiya brand yada inay yeeshaan muuqaal professional ah iyo communication cad.
Brand wanaagsan ma ahan qurux keliya.
Waa kalsooni.