Akram Jibriil Bilaal

Akram Jibriil Bilaal A motivational speaker. An activist for peace.

25/02/2026

Aayade kuugu murug badan adiga?💔🥺

21/02/2026

Aynu faa’idaysano maalmahan Quruxda Badan.❤️🙏

20/02/2026

16/02/2026

Hadaad qof u xiisto ood fariin u dirto oo uu kuu soo jawaabi waayo

Inta aad cirka eegto candhuuf kor u tuf dabadeedna sug inta ay wejiga kaaga daadanayso waad istaahishaaye.

16/02/2026

Shaydaan halkaa iska dhig

Oo dadka qaar ILLAHAY ka magan gal.

Walaalku Waa Ninkaad Guushiisa Ku Faraxdo, Guul Daradiisuna Aad Ka Naxdo.❤️  Amiir Jibriil Bilaal
19/12/2025

Walaalku Waa Ninkaad Guushiisa Ku Faraxdo, Guul Daradiisuna Aad Ka Naxdo.❤️ Amiir Jibriil Bilaal

19/12/2025

Walaalku Waa Ninkaad Guushiisa Ku faraxdo, Guul Daradiisana Aad Ka Naxdo.
Amiir Jibriil Bilaal

11/02/2025

Yaa mudan in jeclaado?🤍✍️

Farahaaga oo uu suulka kamaqan yahay waxba kuuma qaban karaan, tijaabi in aad wax qorto ama galuuska shaatiga xirato adi...
18/10/2024

Farahaaga oo uu suulka kamaqan yahay waxba kuuma qaban karaan, tijaabi in aad wax qorto ama galuuska shaatiga xirato adigoon adeegsan Suulka.

Xikmadda ku jirto ayaa ah waxaa jiro dad naga fog laakin nooga wanaagsan kuwo badan oo hareeraheenna tuban.

07/10/2024

Su'aal kusocota haweenka?❓️

Address

Mogadishu
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Akram Jibriil Bilaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share