Somfront Connect

Somfront Connect Research, Communications and Data Analysis with intelligent solutions enabling data-driven businesse

29/12/2017

verified

12/12/2017

QOOTO QOOTO - HANI UK πŸ˜‚

04/11/2017
Mohamed Warsame

Mohamed Warsame

Inan walbo oo Somali ah waxay ku riyoota in sidaan camal loo guursado balse nimanka Soomaaliyeed ayaa Qudbo siro ugu badalay meeshii la rabay iney Riyadooda u rumeeyan.

Gabdhaheena Soomaaliyeed Qudbo Sira Ha Ka Dooranina Sidaan. ❀❀

SII SHARE GAREE πŸ‘ŒπŸ‘Œ

29/09/2017
Mohamed Warsame

Mohamed Warsame

Kulahaa naagbay aheed WALLAAHI, Cashaduna cashay aheed πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ Daawo adigaa qosli doonee. Casuumaad iga dheh β˜›πŸŒ½πŸŒ½πŸŒπŸŒ πŸ˜ƒπŸ˜ƒπŸ˜‚β€΅

Mohamed Abdijalil Mohamud. πŸ‘

15/08/2017
Mohamed Warsame

Mohamed Warsame

Daawo hadaad qosli waydo been dheh πŸ˜‚πŸ˜‰

NB: Dabcasar muusan caayin fanaaniinta ee si official ayuu warka u sheegay.

Nasteexo Indho, Farhiya kabayare, Hodan Abdi, Farhiya Fiska, & Xaliimo Gobaad.

πŸ‘‰ Hadaad taageersan tahay Share Garee.

20/07/2017
Mohamed Warsame

Mohamed Warsame

Faadumiiiina & Laki Haji oo heshiiyay! ✊✊✊
Kulahaa xabadka isaar aabahaa cuneee πŸ˜‚πŸ˜…πŸ˜‚

Hadii aad qosli waydo ha share gareen.

Balse hadii aad la dhacdo fadlan SHARE GAREE ......

09/06/2017

Samabile Institute of Engineering and Technology

-ga ee SAMABILE oo aad uga barateen barashada Xirfadaha muhiimka ah ee lagu shaqeysto wuxuu bilaabayaa dhamaan casharada la qaadanayo waa 80% practical 20% theory si ardayga marka uu qalinjebiyo uu u noqdo mid ku shaqeysta xirfadda uu bartay.
Ardayda la qaadanaya way xadidan yihiin waana 20 arday, xiisadda waxay bilaabaneysaa 25 june 2017.
Fadlan horay ugaar xarunta machadka oo yaa lagaa buuxin isdiiwaangelinta.
Isdiiwaan gelinta waxay ka socotaa isla xarunta machadka ee ku taala degmada Hodan, wadada Taleex agagaarka Idaacada danan, wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir Tel: 0617600025 / 0615579294 / 0615282433 / 0618360010.
.

31/05/2017
28/04/2017

Justin Bieber - Boyfriend (Mike) | The Voice Kids
πŸŽ€πŸŽ™ Best Movie ..

28/04/2017

DHAGAHEEDU HA BARTAAN IN AY KAA MAQLAAN HADALADA MACMACAAN IYO AMAANTA KUWAAS OO IYADA DAREENSIINAYA XASILOONI IYO FARXAD QALBIGEEDA.

31/03/2017

Waxa sii foorara daya
Burco iyo bacaad.

29/03/2017

Lionel Messi | Crazy Goals & Skills HD

Address

Verify
Mogadishu
143

Telephone

+252614699820

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somfront Connect posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somfront Connect:

Videos

Share