Burdaar media

Burdaar media Burdaar media waxad ka heleysa warar iyo Barnaamijyo xaqiiqada ku saleysan. like and share dheh

Cumar artan oo qaban doona 29 jun ciyaarta finalka ee dadka kuweed.   ゚viralシ
27/06/2026

Cumar artan oo qaban doona 29 jun ciyaarta finalka ee dadka kuweed.
゚viralシ

Geel markuu 100 neef gaaro maxaa looyaqaanaa?
27/06/2026

Geel markuu 100 neef gaaro maxaa looyaqaanaa?

Sawirkaan aad arkeysaan waa wiil isku badalay gabar.
27/06/2026

Sawirkaan aad arkeysaan waa wiil isku badalay gabar.

Dabaqa ugu dheer mugadishu.
27/06/2026

Dabaqa ugu dheer mugadishu.

Madaxweyne Shariif oo iska  quraan saaray dhibkii uu  xasan sheikh u geestay.
26/06/2026

Madaxweyne Shariif oo iska quraan saaray dhibkii uu xasan sheikh u geestay.

Maalin horeete waxa uu ku diganayey arinkii waqoowi beri gadhacay , maanta magaaladiisii galgacayo ayeey wilashan kufsi ...
26/06/2026

Maalin horeete waxa uu ku diganayey arinkii waqoowi beri gadhacay , maanta magaaladiisii galgacayo ayeey wilashan kufsi wadareed ugu geysteen gabar masaakiin ah.

26/06/2026

Arooskii qarniga
゚viralシ

Wasiirka gaashaandhig somaliya axmed macalin fiqi oo yiri:((Waxaan bogaadinayaa waaga cusub ee siyaasadeed ee u baryay G...
26/06/2026

Wasiirka gaashaandhig somaliya axmed macalin fiqi oo yiri:

((Waxaan bogaadinayaa waaga cusub ee siyaasadeed ee u baryay Galmudug ee isu-tanaasulka, isfahamka iyo biseylka ee Galmudug ka hanaqaaday.

Waxaan sidoo kale bogaadinayaa Madaxweynaha Galmudug Md. Ahmed Abdi Kaarie oo u hiiliyey dadka iyo Maamulka Galmudug, waxqabad iyo horumar gaarsiiyay Galmudug asaga iyo mas’uuliyiinta heerarka kale duwan ee Galmudug.

Taladu Waa qori isku-dhiib, waa dhammaystirka hayaan aan dhammaanayn oo horumar iyo waxqabad joogto ah.

Galmudug waxay ku ammaanan tahay wadaninimada iyo in aysan ka mid ahayn saldhigyada dalka laga dibindaabyeeyo, laga abaabulo shirqoolada qaranimadeena lagu dhaawacay, oo aan marna ku suntunayn in ay gabbaad u noqotay cadowga dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Waa maamul Soomaalinimadu ku weyn tahay qof kasta oo Soomaali ahna gurigiisii ah.

Saaxiibkeen Liibaan Axmed Xasan waxaan u rajaynayaa guul)).

Waa madaxweyne qoor qoor oo xilka sinabad ah ugu degay iyo ninka loo badinaayo inuu maxadaxweyne galmudug oo doorto liib...
26/06/2026

Waa madaxweyne qoor qoor oo xilka sinabad ah ugu degay iyo ninka loo badinaayo inuu maxadaxweyne galmudug oo doorto liiban shuluq.

magaalada Galkacyo ee Puntland ayaa xalay  7 wiil oo dhallinyaro ayaa kufsi wadareed u geysteen gabar. Booliska ayaa soo...
26/06/2026

magaalada Galkacyo ee Puntland ayaa xalay 7 wiil oo dhallinyaro ayaa kufsi wadareed u geysteen gabar. Booliska ayaa soo qabtay dhalinyaradan.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Burdaar media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share